Miyay Barcelona Awoodaa Inay Koobab U Tartanto Kaddib
Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa ka hadlay haddiiba kooxda uu xifaaltanka tooska ahi ka dhaxeeyo ee Barcelona ay awood buuxda u leedahay inay koobab u tartanto kaddib markii ay xiddigo waaweyni ka baxeen gudaha suuqan.Barcelona oo uu dib u habayn ku samaynayo tababare Ronald Koeman ayay ilaa hadda ka tageen xiddigo laga xusi karo Ivan Rakitic, Arturo Vidal, Arthur Melo, Nelson Semedo iyo Luis Suarez oo asaasi ka ahaa kooxdaas.Dhinaca kale Philippe Coutinho ayaa kasoo laabtay heshiis amaah ah oo uu ugu…