Qiimaynta Ciyaartoyda Kulankii West Brom vs Chelsea –
Chelsea ayaa kulan musalsal ah waxay la ciyaartay West Brom oo ay ugu tagtay garoonka The Hawthorns, waxaanay ku kala baxeen barbarro 3-3 ah, iyadoo daqiiqaddii ugu dambaysay waqtiga dheeraadka ah ay Blues heshay goolka ka badbaadiyey guul-darrada oo uu Tammy Abraham u saxeexay.Blues ayaa cashar loo dhigay qaybtii hore, waxaana laga dhaliyey saddex gool oo aanu waqti badan u dhaxaynin iyadoo uu qalad weyn sameeyey difaaca reer Brazil ee Thiago Silva oo kubbad u hadiyeeyey West Brom.Callum Robinson ayaa labada gool ee hore u…