Chelsea Oo Xooga Saaraysa Saxeexa Weeraryahan
Kooxda Chelsea ayaa u muuqata mid suuqa xagaaga ee soo socda isku dayi doonta inay la saxeexato weeraryahan cusub iyadoo la xusay saddex ciyaaryahan oo ay u aragto kuwo ay ka dhex xulan doonto midka booskaas u buuxinaya.Tuchel ayaa dhammaadkii bishii January yimid gegida Stamford Bridge iyadoo ay taageerayaasha kooxdiisu yihiin kuwo si adag ugu kala qaybsan shaqo ka caydhintii Frank Lampard oo halyeey ka ahaa kooxdooda.Tuchel ayaa sameeyay saamayn deg-deg ah isaga oo xasiliyay daafacii Chelsea isla markaana u muuqda mid soo…