Chelsea Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaartey Sheffield
Kooxda Chelsea ayaa guul ka gaadhay dhigeeda Sheffield United kulan ahaa wareega siddeeed dhammaadka tartanka FA Cup iyagoo sidaas kaga xaadiray wareega afarta kana mid ah kooxaha tigidhkooda u goostay kulamada Wembley Stadium.Chelsea ayaa guushan goolasha ay ku gaadhay ka kala heshay kabtanka Blades ee Olivier Norwood oo gool si qaldan iskaga dhaliyay iyo Hakim Ziyech oo bedel ku yimid isla markaana daqiiqadihii ugu dambeeyay ee kulanka goolka labaad saxeexay.Shaxdii Labada Kooxood Ee KulankanSheffield UnitedFaah-Faahinta…