Beesha Caalamka oo ka hadashay shirka Afasiyooni!
Beesha Caalamka ayaa soo dhaweysay shirka lagu waddo in uu ka furmo Muqdisho gaar ahaa Teendhada Afasiyooni oo ku dhow xerada Xalane oo ah saldhiga ugu wayn wakiiladda caalamka iyo Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM.
Qoraal kasoo baxay saaxiibada caalamka ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweynayaan wadahadalkaas xalka loogu goobayo is-mari-waaga doorashooyinka Soomaaliya una dhaxeeya hogaanka Soomaalida.
“Saaxiibada Caalamka waxay soo dhaweynayaan imaatinka kaqeybgalayaasha shir madaxeedka Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo…