Waa Maxay Sababta Ay Ciyaaryahanadda Barcelona U Diidan Yihiin Inay Kooxda
Ciyaaryahanadda Barcelona ayaa ka soo horjeestay inay kooxda la soo wareegto Georginio Wijnaldum iyo Memphis Depay iyagoo doonaya in bedelkii labadaas ciyaaryahan inay kooxda soo xerogeliso Neymar.Xiddiga khadka dhexe ee Netherland Gini Wijnaldum ayaa qandaraaskiisa Liverpool uu dhacayaa xagaagan iyadoo la filayo inuu si bilaash ah uga tagi doono Anfield dhamaadka xilli ciyaareedkan.Tababare Ronald Koeman ayaa doonayay inuu la soo saxiixdo Wijnaldum tan iyo markii uu la wareegay shaqada Camp Nou, wuxuuna dhawaan ku heli…