Hordhaca Crystal Palace vs Chelsea – Xasuuqii West Brom Oo Weli Ka
Chelsea ayaa u baahan inay wadada guusha horyaalka ku soo laabato ka hor inta aysan Champions League la dheelin FC Porto ka dib xasuuq ka soo gaaray kooxda West Brom.Garoonka Selhurst Park ayaa ah meel ay adag tahay in dhibco lagu qaatao laakiin iyadoo Chelsea uu ganaax kaga maqan yahay Thiago Silva waxay u muuqataa mid soo gabagabeysa isbuuc adag oo soo maray Thomas Tichel.Palace waxaa u jooga daafac ku riayaaqaya waqtigiisii ugu danbeeyay ciyaaraha oo ah GaryCahill taasoo faa’ido u noqon karta kooxdiisa hore ee…