Paul Pogba and Mohamed Salah play roles in adidas’ new Seeing Possibilities series

adidas has unveiled its all-new film series Seeing Opportunities, which gives fans 20 stories of how some of the world's biggest stars overcame adversity to shine later in life.Narrated in the style of mini-documentaries, the films will offer previously unseen aspects of life to some huge stars in an attempt to show how important the power of positivity can be to change the world.Beyoncé saw the opportunity to invite us all to find our voice. Using her platform as a stage to celebrate our differences with all people. With…

UEFA votes to start 36-team Champions League 2024

UEFA has confirmed that their planned changes in the Champions League will take effect from the 2024/25 season, after the board's executive committee voted to proceed with reforms of the competition format.Europe's governing body has been looking to renew the Champions League for a while now and key executives met in Switzerland on Monday to discuss the completion of plans, just a day after some of the game's biggest names announced their intention to leave the competition to join the Super League.☑️ #UEFAExCo has approved a…

Players react to Super League plans

Plans have been revealed for a new Super League that will change the face of football as we know it, and the announcement, which was made late on Sunday night, has caused outrage among those who follow the sport.From the Premier League, Manchester United, Arsenal, Liverpool, Manchester City, Tottenham and Chelsea have all signed up. From Italy, Juventus, AC Milan and Inter have all jumped on board. From Spain, Real Madrid, Barcelona and Atletico Madrid will participate.As the discussion about the consequences that this…

Tababaraha Chelsea Ee Thomas Tuchel Oo Jawaab Ka Bixiyey Shaqada Laga

Jose Mourinho iyo dhamaan shaqaalihiisii ayaa subaxnimadii saaka oo Isniin ah laga caydhiyey shaqada Tottenham, kaddib markii ay kooxdaasi u degtay kaalinta toddobaad, isla markaana ay shan dhibcood lumiyeen labadii ciyaarood ee ugu dambeeyey horyaalka.Tottenham ayaa soo martay xilli ciyaareed adag oo ay koox yari bishii hore ka reebtay tartanka Europa League, ayna adag tahay in ay qayb ka noqoto Champions League xilli ciyaareedka dambe, laakiin waxay Axadda la ciyaari lahayd Manchester City finalka tartanka EFL Cup.Shaqo ka…

Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ma wada shaqeyn karaan?

Sida lagu sheegay qoraal Villa Somalia Wadahadallo uu la yeeshay Hogaamiyaha waqtigiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & Hogaamiye Felix Tshisekedi Kuwaas waxaa ka mid ah: amniga, siyaasadda, iskaashiga diblomaasiyadeed, yareynta saboolnimada iyo xagjirnimada. Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo waxa ay ka siman yihiin: Dagaal, nabad ilaaliyeyaal shisheeye, muwaadiniin ku barakacay iskahorimaadka iyo isku dhaca doorashooyinka oo saldhig u ah isku dhaca siyaasadeed. Congo…

UEFA Oo Go’aan Ka Gaartey Haddii eal Madrid, Chelsea, Manchester City,

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa go’aan ka gaadhay kooxaha usoo gudbay semi-finalka Champions League iyo Europa League ee Real Madrid, Chelsea, Manchester City, Arsenal iyo Manchester United, kuwaas qayb ka noqday tartanka Suprer League ee ay kooxaha waaweyn samaysteen.Shan ka mid ah siddeedda kooxood ee soo gaadhay semi-finalka Champions League iyo Europa League ayaa qayb ka noqday kooxaha tartankan samaystay, waxaana maanta gellinkii hore  soo baxay warar sheegaya in UEFA ay ka saarayso tartamada.Real Madrid,…

Tuuryare: “Weerarka aniga la igu soo qaaday wuxuu ahaa isku day dil”

Gene. C / raxmaan Maxamuud Tuuryare, Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka, ayaa muuqaal uu soo duubay wuxuu ku faah faahiyay weerarkii lagu qaaday gaarigiisa, xilli uu marayay Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir. Tuuryare ayaa tilmaamay in askarta goobta toogashada ka dhaceysay ay garanayeen gaarigiisa oo ugu yaraan maalintii sadex jeer dhaafey, laakiin wuxuu sheegay inuu aqoonsaday saraakiil qaar oo goobta ku sugnaa xiligii uu weerarka dhacayey. Taliyihii hore ee NISA ayaa ka qoomamey…

Waraabe oo sheegay In Geelle ‘go’doominaayo Somal-iland

Hargeysa (SLpost) - Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe, ayaa markii shanaad weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha cusub ee loo doortay dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Kulan ka dhacay aqalka Naadiga ayaa Faysal Cali Waraabe ka sheegay inuusan jirin wax heshiis ah oo ay la yihiin Madaxweyne Geelle isla markaana uusan jeclayn siyaasadihiisa kalitalisnimo. Wuxuu ku tilmaamay madaxweynaha Jabuuti cadow Somaliland ah, oo raadineysay aqoonsi caalami ah soddonkii sano ee la soo dhaafay, iyadoo…

Maxaa Ka Jira In Jose Mourinho Shaqada Tottenham Looga Caydhiyay

Kooxda Tottenham ayaa si rasmi ah goor dhawayd u shaacisay inay xilka tababarenimo ee kooxdeeda ka xayuubisay tababaraha Portuguese-ka ah ee Jose Mourinho iyo dhammaan shaqaalihii tababarka ee ka hoos shaqaynayay.Spurs ayaa xilli ciyaareedkan dhibane usoo ahaa natiijo xumo iyagoo ka hadhay Europe League oo qaab fool xun looga reebay iyo horyaalka Premier League oo ay kaalinta 7-aad kaga jiraan kaddib 32 kulan oo ay soo ciyaartay.Kooxda waqooyiga London ayaa Axada kulan muhiim ah la balansan dhigeeda Manchester City oo ay…

FIFPro to “strongly oppose” banning players from international competition

FIFPro, the world players' association, will "strongly oppose" any attempt by FIFA or UEFA to ban players from participating in national team competitions, as the fallout from the bomb-filled Super League proposal continues.12 teams, including six from the Premier League, three from La Liga and three from Serie A, intend to move away from UEFA-sanctioned competitions to create their own rival events and tear apart European football as we know it.More about the plans for a European Super League ... https: //t.co/eY3C3kftZp-…