RIKOODH: Richarlison Oo Rikoodh Looga Diiwaangeliyey Horyaalka Premier
Xulka qaranka Brazil ayaa guul weyn kasoo hooyey ciyaartoodii ugu horreysay tartanka ciyaaraha olombikada adduunka ee ka socda magaalada Tokyo ee waddanka Japan, waxaanay 4-2 ku karbaasheen dhiggooda Jarmalka.Saddexlay degdeg ahayd oo soddonkii daqiiqadood ee ugu horreeyey ciyaarta uu dhaliyey weeraryahanka Richarlison ayaa ku filnaaday waddanka Brazil, iyadoo waliba uu dhamaadka qaybtii horena rikoodhe lumiyey Matheus Cunha, hase yeeshee Japan ayaa lab gool la yimid qaybta dambe ka hor intii aanu Paulinho gool afraad u…