WARBIXIN: Barcelona Oo TOBBAN Xiddig Xaraashaysa Suuqa Xagaaga
Madaxweynaha cusub ee kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa lagu soo warramayaa inuu ilaa tobban ciyaaryahan kooxdaasi ka diri karo suuqa xagaaga…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Madaxweynaha cusub ee kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa lagu soo warramayaa inuu ilaa tobban ciyaaryahan kooxdaasi ka diri karo suuqa xagaaga…
Xilli ciyaareedkii 2020-21 ee horyaalka Premier League ayaa ugu dambayn soo dhammaaday iyadoo hadda 20-kii kooxood ee tartamayay si buuxda u kala…
Maamulka horyaalka Premier League ayaa soo xulay afarta tababare ee ku tartami doona abaalmarinta macalinkii ugu wanaagsanaa horyaalka bishan May ee uu…
Maamulka horyaalka Premier League ayaa ku dhawaaqay liiska siddeeda xiddig ee ku tartami doona abaalmarinta ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa tartanka bishan May ee…
Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid ee Luis Suarez ayaa ka hadlay haddiiba uu wax hambalyo ah ka helay maamulkii kooxda Barcelona ee ku…
Suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga ayaa furmi doona horraanta bisha June ee foodda innagu soo hayso, waxaana haddaba lasii helayaa xogta xiddigaha…
Weeraryahanka Real Madrid ee Karim Benzema ayaa shaaciyey waxa uu ka ogyahay go’aanka iyo mustabqlka tababare Zinedine Zidane oo la sheegayo in…
Halyeygii Manchester United ee Gary Neville ayaa magacaabay saddex laacib oo haddii ay Red Devils lasoo saxeexato ay noqon doonto horyaalka waddanka…
Iyadoo ku jirta dabbaal-deg ka hooseeya heerkii laga filayay oo ah in ay usoo baxeen tartanka Champions League ee xilli ciyaareedka dambe…
Tababaraha kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee Diego Simeone ayaa daboolka ka qaaday wixii uu smaeeyey markii uu maqlay in kooxdiisu ay…
Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa maanta ku dhawaaqi doona liiska xiddigaha xulkiisa ee ka qayb-geli doona tartanka Euro 2020…