“Waan Gaarey Hadafkii Aan Hiigsanayay Illaa Maalintii Aan Imid
Mustaqbalka Cristiano Ronaldo ee Juventus ayaa shaki la gelinayaa, kaddib qoraal uu ku daabacay bartiisa INstagram oo uu ku sheegay in uu…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Mustaqbalka Cristiano Ronaldo ee Juventus ayaa shaki la gelinayaa, kaddib qoraal uu ku daabacay bartiisa INstagram oo uu ku sheegay in uu…
Pep Guardiola ayaa sheegay in kooxdiisa Manchester City ay ku adkaan doonto in ay joojiyaan ciyaaryahannada Chelsea kulanka finalka Champions League ee…
Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa ka helay ciyaaryahannada ugu badan, shaxda kooxdii ugu fiicnayd horyaalka waddanka Spain ee LaLiga, sida lagu sheegay…
Aston Villa ayaa noqotay kooxda dallacaadda ugu weyn ka samaysay horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League marka loo eego saadaashii Supercomputer ee…
Difaaca Liverpool ee Trent Alexander-Arnold ayaa reebay xulka qaranka England ee Salaasada berri lagu dhawaaqayo, sida ay warbaahinta Ingiriisku ku heleen tibaaxo…
Xulka qaranka Spain ee ka qayb-geli doona tartanka Euro 2020 ayaa lagu dhawaaqay maanta, waxaana laga reebay kabtan Sergio Ramos oo markii…
Harry Maguire ayaa sharraxaad ka bixiyey sababtii uu ugu biiray Manchester United isagoo dalab ka haysata Man City sannadkii 2019, markaas oo…
Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa ka hadlay haddiiba ay kooxdiisu Final-ka UEFA Champions League helayso xiddigaheeda N’Golo Kante iyo Edouard…
Shabakadda xogaha dhabta ah kusoo saarta xulashooyinka ciyaaryahanada ee Whoscored ayaa soo saartay shaxdeeda ugu fiican xilli ciyaareedkan ee horyaalka Premier League…
Tababaraha xulka qaranka Spain ee Luis Enrique ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin sababtii uu guud ahaan xiddigaha Real…
Saxafiga aadka looga ixtiraamo dalka Spain ee Edu Aguirre ayaa shaaca ka qaaday war xasaasi ah oo ah in garabka Real Madrid…