Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Rodri oo tilmaamay kooxda ay Man City ku tartami doonaan Premier

(Manchester) 22 Sebt 2022. Ciyaaryahanka kooxda Manchester City ee Rodri ayaa shaaca ka qaaday kooxda uu u maleynayo inay kula tartami karaan horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan. Dhowrkii xilli ciyaareed ee lasoo dhaafay, Manchester City waxa ay Liverpool kula tartami jirtay hanashada horyaalka Premier League, laakiin bilowgi xumaaday ee Reds ayaa meesha ka saaray dookhyada Rodri. Sida laga soo xigtay xiddiga heerka caalami ee dalka Spain, kooxda Tottenham Hotspur ayaa si adag ugu tartami doonta…

Xiddigaha u sharraxan abaal-marinta laacibka bisha September ee

(Egland) 22 Sebt 2022. Waxaa shaaca laga qaaday liiska xiddigaha u sharaxan abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa horyaalka Premier League bishan sii dhamaaneysa ee September. Liiska waxaa ku ku soo baxay 6 ciyaartooy oo uu hoggaaminayo laacibka kooxda Manchester City ee Kevin De Bruyne iyo weeraryahanka naadiga Manchester  United ee Marcus Rashford, sidoo kale waxaa ku jira Philip Billing (Bournemouth), Pierre-Emile Höjbjerg (Tottenham), Alex Iwobi (Everton), Jacob Ramsey (Aston Villa). Philip Billing ayaa…

England’s Euro 2022 winners have been honored with gold plaques at native soccer golf equipment

All 23 members of England's Euro 2022 profitable squad have had a golden plaque unveiled at an area membership or venue that was essential within the early phases of their soccer journey to honor the half they performed within the Lionesses' historic Euro victory.England have been topped European champions for the primary time this summer season, beating Germany 2-1 in entrance of a document Wembley crowd and marking an event anticipated to vary the face of girls's soccer within the UK.Chloe Kelly's extra-time winner in…

“Barcelona waxa ay haysataa wax walba oo ay ugu soo laaban karto

(Barcelona) 22 Sebt 2022. Halyeeyga reer Brazil iyo kooxda Barcelona ee Ronaldinho ayaa ammaanay naadiga reer Catalonia ee uu hoggaamiyo Xavi Hernandez, isagoo xusay in Blaugrana ay wax walba u hayso xilligan sidii ay ugu soo laaban lahayd hoggaanka sare. Wargeyska “Sport” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday wareysi uu bixiyay Ronaldinho, waxaana uu yiri: “Barcelona waxa ay haatan ku hoos jirtaa hogaanka Xavi ee marxalad kala guur ah, waxa jira doorsoomayaal badan, waxaana rajaynayaa in wax walba ay…

KFC oo Maxkamad la koraysa Kylian Mbappe & Waxa Maqaayaddani ay

(Paris) 22 Sebt 2022. Maqaayadda KFC maamulkeeda ayaa ku hanjabaya inay Maxkamadda la kori doonaan xiddiga Kooxda PSG ee Kylian Mbappe. Madaxda Maqaayadda KFC ee Faransiiska ayaa ku hanjabaya inay tallaabo sharciga waafaqsan ka qaadi doonaan Kylian Mbappe kaddib markii uu go’aansaday inuusan ka qeyb-qaadanin sawirkii xulka qaranka France ee lagu xayeysiinayey Maqaayaddaas. Arrimo badan oo la xiriir hab-dhaqankiisa ayuu wajahayaan xilli ciyaareedkan Kylian Mbappe, sida inay isku dhaceen Neymar Jr, isla markaana uusan…

Every Soccer World Cup – Ranked

There have been 21 World Cups since 1930. Some have been utterly unforgettable. Filled with nice targets, moments and gamers. Some others have been, nicely, not so good. So with that in thoughts, in 90min we have determined to try to rank each FIFA World Cup ever. A really poor high quality picture of the 1930 World Cup / Hulton Archive/GettyImagesThe first, and possibly the worst. That's to not say this was a catastrophe of a match, as a result of if it had been, we would not be wanting ahead to the 2022 World Cup in…

Steph Houghton admits it was tough to look at Euro 2022

Former England captain Steph Houghton has admitted she struggled to look at Euro 2022 within the summer time after lacking out on a spot within the ultimate Lionesses squad.Houghton has been an England worldwide since 2007 and captained the group to semi-finals at main tournaments in 2015, 2017 and 2019. But she missed most of final season via damage and was racing in opposition to the clock to be slot in time for the landmark match on house turf.During her lengthy absence, Houghton additionally noticed the England captaincy…

Rodri oo tilmaamay sababta ka dambeysa hoos u dhaca ku yimid qaab

(Manchester) 21 Sebt 2022. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Spain iyo kooxda Manchester City ee Rodri, ayaa tilmaamay sababta heerka hoose ee Liverpool xilli ciyaareedkan. Kooxda Liverpool ayaa ku jirta kaalinta 8-aad ee kala saraynta horyaalka Premier League, waxana ay leedahay 9-dhibcood, maadaama ay badisay laba kulan oo kaliya, halka ay barbaro galeen 3-jeer, halka hal kulan oo kaliya laga badiyay. Sidoo kale waxa guuldarro 4-1 ah kala kulantay kooxda Napoli ee dalka Talyaaniga, waxana ay laba iyo…

Eriksen oo ka hadlay xaalada adag ee ay Manchester United ku

(Manchester) 21 Sebt 2022. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Denmark ee Christian Eriksen, khadka dhexe ee Manchester United, ayaa ka hadlay bilowga adag ee Red Devils xilli ciyaareedkan. Man United ayaa xilli ciyaareedkan ku bilaabatay laba guuldaro oo horyaalka Premier League ah, kaddibna waxay guul gaartay 4-tii kulan ee xigay. Wargeyska “Daily Mail” ee dalka England  ayaa wuxuu shaaca ka qaaday wareysi uu bixiyay Christian Eriksen, wuxuuna yiri: “Waxaan ciyaaray boosas badan oo kala duwan muddo aad u yar…

Five underrated under-22 abilities in MLS without delay

Major League Soccer revealed its "22 Under 22" record on Tuesday, that includes a few of the league's highest younger expertise.Another FC Dallas participant took the highest spot in Jesus Ferreira, following former teammate and strike companion Ricardo Pepi who achieved the identical feat in 2021. Meanwhile, Thiago Almada and Talles Magno accomplished the highest three, with the likes of Gabriel Slonina, Julian Araujo, and Alan Velasco all that includes excessive on the record.But even past this roster of twenty-two…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More