Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Kooxda Chelsea oo iska diidday fursad ay kula saxiixan kartay

(London) 21 Sebt 2022. Kooxda Chelsea ayaa la soo warinayaa inay iska diidday fursad ay kula saxiixan kartay xiddiga khadka dhexe ee Aurelien Tchouameni 12 biloodka hor inta uusan ku biirin Real Madrid. Kaddib labo sano oo uu joogay Monaco 22-sano jirkaan ayaa qalinka warqadda dul dhigay ina saxiixay Los Blancos xagaagan heshiis lix sanadood ah, isagoo ugu dhaqaaqay garoonka Santiago Bernabeu Adduun dhan 85 milyan oo gini. Real Madrid ayaa ku guuleysatay loollankii ay kala kulmaysay kooxo badan oo Premier…

Jude Bellingham has not but made a choice about his long-term future

Jude Bellingham is but to make a choice on his long-term future and is unlikely to till after this winter's World Cup, sources have confirmed to 90min.The 19-year-old emerges as probably the most sought-after gamers in world soccer, a place Borussia Dortmund are used to in relation to their younger stars.Dortmund have signed after which offered a bunch of huge names over the previous decade, together with the likes of Erling Haaland, Ousmane Dembele and Jadon Sancho, with the three alone bringing in round 1 / 4 of a billion…

The Gunners’ Champions League progress hangs within the steadiness after a first-leg draw

Arsenal had been held to a 2-2 draw by Ajax in the primary leg of their ladies's Champions League 2 qualifier at Meadow Park on Tuesday.Jonas Eidevall's aspect had been pinned again in a pulsating first half, however got here out of the jam after the break, however couldn't put away their probabilities and confronted a tricky activity to beat the Dutch giants within the return.Gunners goalkeeper Manuela Zinsberger was compelled into an early save along with her legs to hold out a thunderous strike from Victoria Pelova as…

Barcelona oo go’aamisay badalka Sergio Busquets ee xilli

(Barcelona) 20 Sebt 2022. Wargeyska Marca ee dalka Spain ayaa xaqiijiyay in Barcelona ay bilowday raadinta magacyada musharaxiinta u sharaxan badalka Sergio Busquets laga bilaabo xilli ciyaareedka soo socda. Sergio Busquets ayaa bixi doona dhamaadka xiliciyaareedkan, waxaana bathroom badinayaa inuu u dhaqaaqi doono horyaalka dalka Mareykanka. Barcelona ayaa raadineysa magacyo kala duwan oo ay ku buuxiso booska Busquets, waxaana la rumeysan yahay in labada ciyaaryahan ee ugu cadcad waqtigaan ay yihiin Martín…

Ruushka oo laga saaray taranka Euro 2024 – FM

(Yurub) 20 Sebt 2022. Xiriirka Kubadda Cagta Yurub ayaa go’aansaday in laga saaro Ruushka Koobka Qaramada Qaarada Yurub ee Euro 2024. Go’aanka ayaa yimid kaddib markii kooxaha Ruushka laga mamnuucay dhammaan tartamada UEFA intii lagu jiray xilli ciyaareedkan 2022/23 kaddib colaadda Ukraine awgeed. Xiriirka kubadda cagta Ruushka ayaa bayaan rasmi ah uu soo saaray wuxuu ku sheegay: “Xulkeena qaranka kama qeyb gali doono isku aadka isreebreebka Euro 2024, kaasoo 9-ka October lagu qaban doono magaalada…

Manchester United oo qorsheyneysa inay lasoo saxiixato Ramos –

(Manchester) 20 Sebt 2022. Wargeyska “The Sun” ee dalka England ayaa sheegay in maamulka kooxda Manchester United ay qorsheynayaan inay la soo saxiixdaan weeraryahanka Benfica Gonçalo Ramos inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga jiilaalka. Wargeysyada Ingariiska ayaa sheegaya in maamulka Manchester United uu doonayo inuu la soo saxiixdo weeraryahan cusub kaddib markii uu codsaday tababaraha reer Holland ee Eric Ten Hag, oo hadda ah tababaraha Red Devils. Gonçalo Ramos oo 21 jir ah, ayaa soo jiitay dareenka qof…

Barcelona’s Aitana Bonmati continues to wrestle with accidents after current setback

Barcelona midfielder Aitana Bonmati has suffered one other damage setback simply days after being cleared by the membership's medical employees, additional delaying the beginning of her 2022/23 marketing campaign.Bonmati made 39 appearances in all competitions for Barça final season because the membership secured one other home double and returned to the Champions League last. She was additionally then virtually all the time current for Spain at Euro 2022, lacking simply 12 minutes throughout La Roja's 4 video games,…

Jordan Henderson oo dib loogu soo daray xulka qaranka England &

(London) 20 Sebt 2022. Tababare Gareth Southgate ayaa isbeddel ku sameeyey liiska xulka qaranka England, waxaana uu dib ugu soo daray Jordan Henderson oo uu ku beddelay booskii Kalvin Phillips. Xiddiga khadka dhexe ee Liverpool, Jordan Henderson ayaa lagu soo daray shaxda xulka qaranka England ee wajahaya Italy iyo Germany. Waxaa la filayey inuu 32-sano jirkaan maqnaan doono kulammada xulka qaranka England ee soo aaddan, maadaama uu ka maqnaa liiskii 28-ka ciyaaryahan ee uu Khamiistii magacaabay Macallin…

Jordan Henderson replaces Kalvin Phillips within the England squad

Liverpool captain Jordan Henderson has joined England's squad for the Nations League clashes with Italy and Germany. Gareth Southgate initially not noted the previous Sunderland midfielder after he picked up a hamstring in Liverpool's 2-1 win towards Newcastle earlier this month. The damage on the time was reported to be "serious", however he has recovered extra shortly than anticipated. It is a well timed enhance for England, who noticed midfielder Kalvin Phillips pull out on the weekend with a shoulder damage. Phillips…

Warbixin laga helay dhaawaca Marcus Rashford… (Miyey Man United

(Manchester) 20 Sebt 2022. Weeraryahanka Kooxda kubadda cagta Manchester United ee Marcus Rashford ayaa la soo warinayaa inuu ka soo kabsan karo dhaawac muruqa ah ee uu la maqan yahay, isla markaana uu wajaihi karo naadiga ay xafiiltaam ee Manchester City kulankooda xiga ee horyaalka Premier League kaddib ciyaaraha caalamiga ah. 25-sano jirkaan ayaa garoonka dhaawac looga saaray qeybihii dambe ee kulankii ay Man United 3-1 kaga adkaatay Arsenal horraantii bishaan, waxaana xiddiga reer England uu kulankaas…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More