Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Sedex Arin Ayaa U Sabab Ah Guul-daradii Real Madrid Zidane
Sedex Arin Ayaa U Sabab Ah Guul-daradii Real Madrid Zidane Cashar Kama Qaato Qaladaadkiisa
DHACDADII KULANKA - Real Madrid vs Shakhtar Donetsk Dulmariis
Taariikhda bilowga: 21 Okt 2020 17:55
Goobta: Madrid
Goobta: Estadio Alfredo di Stefano
Garsooraha: Srdjan Jovanovic, Serbia
Celcelis. kaararka: 0.184.90
Real Madrid Oo Guul-darro Ku Bilaabatay Champions League,
Real Madrid ayaa guul-darro ku bilaabatay tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan, waxaana 3-2 ku garaacday kooxda reer Ukraine ee Shakhtar Donetsk oo ugu timid magaalada Madrid.Zinedine Zidane ayaa ciyaartii labaad oo xidhiidh ah ay kooxdiisu guul-darro la kulantay, iyadoo ay waliba kusoo fool leedahay Barcelona oo Sabtida ay ku wada ciyaari doonaan Camp Nou.Shakhtar ayaa ciyaarta ku hoggaaminaysay 3-0 qaybtii hore, waxaana goolka hore u dhaliyey Tete daqiiqado ka hor intii aanu Varane iska dhalinin goolka labaad…
Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Man City vs Porto – Guardiola
Manchester City ayaa shax xooggan kusoo bilaabatay ciyaarta ay ku martigelinayaan FC Porto ee garoonka Etihad Stadium, waxaana hoggaaminaya weeraryahanka reer Argentina ee Sergio Aguero.Tababare Pep Guardiola ayaa weerakra wada keenay Raheem Sterling, Aguero iyo Bernardo Silva, halka dhexdana ay Gundogan, Rodrigo iyo Riyad Mahrez wada joogaan.Ruug-caddaaga reer Brazil ee Fernandinho ayaa kaydka kala soo muuqda Ferran Torres oo xagaagii ay soo iibsatay City, Phil Foden Zinchenko iyo John Stones.Difaaca ay kasoo qaateen FC…
Cristiano Ronaldo Oo Timihii Xiirtay Iyadoo Saaxiibtiis
Weeraryahanka Juventus Cristiano Ronaldo ayaa muuqaal cusub la soo baxay ka dib markii uu iska xiiray timihii inta uu ku jiro karantiilka.35 jirkaan oo si joogta ah u bedela muuqaalkiisa ayaa baraha bulshada soo dhigay muuqaal uu timaha xiirtay islamarkaana uu ku jiro qolka jimicsiga ee gurigiisa Turin.Ronaldo ayaa seegay kulankii ay Juventus 2-0 kaga badisay Dynamo Kiev xalay ka dib markii uu ku dhacay Korona Fayras intii uu ku maqnaa xulka dalkiisa Portugal.Wuxuu haatan tartan ugu jiraa inuu taam u noqdo kulanka ay la…
Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid vs Shakhtar Donetsk –
Ka dib guuldaradii niyadjabka laheyd ee ka soo gaartay horyaalka La Liga, Real Madrid ayaa u baahan guul ay ku bilowdaan xilli ciyaareedkooda Champions League.Tababare Zidane ayaa u baahan inuu duufaanta ku soo socota ee kulanka El Clasico ku sii qaboojiyo kulanka Shakhtar ay caawa martigelinayaan.Real Madrid waxaa saameyn xoogan ku yeeshay xiddigo waa weyn oo dhaawacyo kaga maqan.Eden Hazard ayaa weli dhaawac ah iyadoo aan la ogeyn waqtiga uu soo laabanayo. Tababare Zidane ayaa shalay sheegay in dhaawaca xiddiga reer…
Muxuu Frank Lampard Ka Yiri Guushii Weyneyd Ee Ay Man United
Tababare Frank Lampard ayaa qirtay in Manchester United ay u tahay tijaabo weyn kooxdiisa Chelsea Sabtida ka dib guul weyn oo ay ka soo gaareen Paris Saint-Germain kulankii Champions League ee xalay.Chelsea ayaa barbaro goolal la’aan ah la soo gashay Seville xalay iyadoo goolhaye Edouard Mendy uu fursad fantastik ah ka beeniyay Nemanja Gudelj iyadoo kulan adag uu ka dhacay Stamford Bridge.Dhanka kale kooxda Red Devils ayaa seddex dhibcood ka qaadatay kooxdii gaartay finalka Champions League xilli ciyaareedkii la soo dhaafay…
Xiddig Google Ku Raadiyay Magaciisa Ka Dib Markii La
Weeraryahanka kooxda Jarmalka ee Borussia Monchengladbach Marcus Thuram ayaa sameeyay arin lagu qoslo ka dib markii la weydiiyay inuu la soo baxo kaar aqoonsi oo uu ku geli karo garoonka San Siro ka hor kulankooda caawa ee Inter Milan.Marcus Thuram oo uu dhalay halyeeyga daafaca Faransiiska Lillian Thuram oo ka mid ah daafacyadii ugu fiicnaa ee dunida soo maray ayaa sameeyay arin ka qoslisay dad badan.Kooxdiisa Borussia Monchengladbach ayaa Twitter soo dhigtay wixii dhexmaray isaga iyo mid ka mid ah ilaaliyayaasha garoonka…
Mesut Ozil Oo Warbixin Ka Soo Saaray In Laga Reebay Liiska
Waayihii ciyaareed ee Mesut Ozil ee Arsenal ayaa gabagabo maraya. Xiddiga Jarmalka ayaa ku jira sannadkii ugu danbeeyay ee qandaraaskiisa, waxaana laga reebay liiska ciyaartoyda Arsenal u ciyaareysa tartamada Europa League iyo Premier League.Shalay, Arsenal waxay magacowday liiska 25ka xiddig ee Premier League u ciyaaraya, iyadoo xiddiga Jarmalka aan magaciisa lagu dhex arkin.Waxay taasi xaqiijisay in Ozil uusan mustaqbal ku laheyn Emirates Stadium.Maanta oo Arbaco ah Ozil, wuxuu soo saaray warbixin uu kaga hadlo xaaladiisa,…
Muxuu Yahay Rekoodhka Weyn Ee Uu Cristiano Ronaldo Kasoo
Kooxda difaacanaysa tartanka ugu xiisaha badan Yurub ee UEFA Champions League ee Bayern Munich ayaa ololaha ay ku difaacanayso tartankaas caawa ka bilaaban doonta garoonkeeda Allianz Arena iyagoo qaabilaya Atletico Madrid.Kulanka ayaa si gaar ah isha loogu hayn doonaa laba kamida weeraryahanada ugu wanaagsan dunida oo kala ah Robert Lewandowski iyo Luis Suarez oo iska hor imanaya.Lewandowski ayaa ah mid rekoodh weyn oo taariikhi ah mudo lix sano ahna kasoo jiray Champions League caawa jabin kara isagoo waliba kaliya hal gool…
“Wuu Naga Yaabsaday” – Solskjaer Oo Magacaabay Xiddiga Man
Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa amaanay bandhigii uu kulankii xalay ee Paris Saint-Germain ka sameeyay da’yarka daafaca dhexe ee kooxdiisa ee Axel Tuanzebe oo jeebka ku ritay xiddigo waaweyn oo kooxda ree France ah.Axel oo kamida da’yarta kasoo baxday kuliyada Man United ayaa mudo 10 bilood ah dhaawac kaga maqnaa Red Devils balse kulankiisii ugu horreeyay ee uu soo laabtay sameeyay bandhig lama filaan ah oo indhaha jamaahiirtiisa xaday.Man United ayaa ahayd koox cadaadis saaran yahay kahor…