Tii Horeba Tanaa Ka Daran!! Jose Mourinho Oo Cusbo Sii
Tababaraha Tottenham ee Jose Mourinho ayaa cusbo sii mariyey dhaawacyada iyo nabarrada Manchester United ee uu ku gaadhsiiyey garoonka Old Trafford oo…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Tababaraha Tottenham ee Jose Mourinho ayaa cusbo sii mariyey dhaawacyada iyo nabarrada Manchester United ee uu ku gaadhsiiyey garoonka Old Trafford oo…
Ma jiro ereyo ku haboon oo lagu qeexi karo wixii caawa ku dhacay kooxda difaacaneysa horyaalka ee Liverpool kuwaasoo xasuuq 7-2 kala…
Philippe Coutinho ayaa shabaqa soo taabtay iyadoo Barcelona ay barbaro 1-1 kala kulantay kooxda Sevilla oo marti u aheyd. Sevilla ayaa caawa…
Om Press Upphovsrätt Kontakta oss Kreatörer Annonsera Utvecklare Villkor Sekretess Policy och säkerhet Så fungerar YouTube Testa nya funktioner © 2020 Google…
Juventus ayaa guul 3-0 ah loo qoray ka dib markii kooxdii ay la ciyaari lahaayeen ee Napoli ay imaan weysay garoonka kulankoodii…
Liverpool waa kooxdii ugu horeysay ee difaacaneysa horyaalka Ingariiska ee todoba gool laga dhaliyo kulanka horyaalka ah tan iyo markii Arsenal lagu…
Liverpool oo ah kooxda difaacaneysa horyaalka Premier League ayaa waxaa soo gaartay ceebtii ugu weyneyd ka dib markii ay xasuuq 7-2 kala…
Patrice Evra ayaa codsaday in la kansalay qandaraaskiisa khabiirnimo ee Sky Sports ka dib markii uu daawaday kooxdiisa hore ee Manchester United…
Man United ayaa guuldarro weyn ay ka soo gaartay Tottenham oo uu hogaamiyo macalinkoodii hore Jose Mourinho iyadoo 6-1 lagu xasuuqay xilli…
1. Kubad difaacashada Man United oo noqotay maad Wax badan ayaa dhacay ka dib markii Man United ay heshay rigoore ay hogaanka…
Garabka kooxda Barcelona ee Ousmane Dembele ayaa la sheegayaa inuu hal shuruud oo kaliya ku xidhay inuu ku biiro kooxda saxeexiisa isha…