Erling Haaland → Chelsea, Pogba → Barca & Xiddig 361 Milyan
Inkastoo suuqa kala iibsiga Yurub uu xirmay dhawaan hadana waxaa weli furan suuqa maxaliga ee dalka Ingariiska oo xirmaya 16ka bishaan October…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Inkastoo suuqa kala iibsiga Yurub uu xirmay dhawaan hadana waxaa weli furan suuqa maxaliga ee dalka Ingariiska oo xirmaya 16ka bishaan October…
Antoine Griezmann ayaa u muuqday mid weerar ku qaadaya macalinkiisa Barcelona Ronald Koeman isagoo sheegay in tababarihiisa xulka France Didier Deschamps inuu…
Kooxda ree Talyaani ee Juventus ayaa lasoo warrinayaa inay tartanka da’yarka Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe soo gashay iyagoo la loolami doona…
Advertisements Waxa si rasmi ah loo shaaciyay liiska 20-ka da’yar ee iskugu soo hadhay tartanka abaalmarinta Golden Boy ee sanad kasta lagu…
Walow uu kaliya saddex kulan soo hoggaamiyay ilaa haatan, xiddigaha kooxda Barcelona ayaa lagu soo warramayaa inay kalsooni ku dareemayaan tabagare Ronald…
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa wada-hadallo degdeg ah la bilowday ciyaartoydeeda iyo dhamaan shaqaalaheeda, kuwaas oo ay ku samaynayso mushahar dhimis boqolkiiba…
Kulanka Merseyside derby ee Everton iyo Liverpool oo Sabtida dhacaya ayaa si weyn loo sugayaa, waxaana halgan adag uu dhex mari doonaa…
Difaaca xulka qaranka England ee Reece James ayaa kaadh cas loo taagay markii ay dhamaatay ciyaartii xalay waddankiisa guul-darradu kasoo gaadhay ee…
Xulka qaranka France ayaa guul 2-1 ah oo ay aad ugu rafaadeen ka gaadhay Croatia oo ay ku wada jiraan LEAGUE A…
Xulka qaranka England ayaa kaalinta saddexaad ee League A Group B u degay kaddib markii ay guul-darro 1-0 ah kala kulmeen Denmark…
Halyeygii Liverpool ee Steven Gerrard ayaa daboolka ka qaaday laacib uu si weyn u doonayay tababarihii hore ee Reds ee Rafa Benitez…