Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Mushaharka Ciyaaryahanadda Manchester United Ee

Manchester United oo sannadihii ugu dambeeyey ku dhibaatoonaysay garoomada, waxay ka mid ahayd kooxaha ugu guulaha badan dunida iyo Ingiriiska gudihiisaba, waxaanay haysataa 20 koob oo horyaalka oo 13 ka mid ah ay qaadday intii horyaalku uu qaatay magaca Premier League.Waxa kale oo ay haystaa 12 FA Cup,l shan League Cup iyo 21 Community Shield. Waxa kale oo u raaca tartamada qaaradda Yurub, iyadoo diiwaankeeda ay ku jiraan Saddex Champions League, hal Europa League iyo koobka la odhan jiray European Cup.Xili ciyaareedkii…

Hasselbaink Oo Magacaabay LABADA Ciyaartoy Oo Haddii Chelsea

Jimmy Floyd Hasselbaink ayaa usoo jeediyey Chelsea inay bishan January lasoo saxeexdaan laba ciyaartoy oo uu rumaysan inay u sahli doonaan inay horyaalka Premier League ku garaacdo Liverpool iyo Man City isla xili-ciyaareedkanba.Blues ayaa hadda ku jirta kaalinta shanaad ee miiska kala-sarraynta horyaalka Premier League, waxaanay saddex dhibcood ka dambeysaa Leicester Ctiy oo hoggaanka haysa, iyadoo afar guulood kasoo heshay siddeeddii ciyaarood ee ay dheeshay.Kooxda tababare Frank Lampard oo xili ciyaareedkii hore ku…

Michael Owen Oo Saadaaliyay Kulamada Premier League Ee

Xiddigii hore ee kooxaha Liverpool, Newcastle United iyo Manchester United ee Michael Owen ayaa ka aragti dhiibtay kulamada toddobaadkan ee horyaalka Premier League xilli ay ku jiraan ciyaaro la sugi la’yahay.Kulanka ugu adag Premier League toddobaadkan ayaa noqonaya midka ay markale kulmayaan ragga mudada dheer kusoo xifaaltamayay jagooyinka ugu sarreeya kubadda cagta ee Jose Mourinho iyo Pep Guardiola oo kala hoggaaminaya Tottenham iyo Man City.Sidoo kale waxa isha lagu hayn doonaa ciyaarta ay Liverpool oo musiibo…

Real Madrid Iyo Barcelona Oo Ku Tartamaya Saxeexa Xiddig

Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii October, waxaana dhowaan la sugayaa inuu furmo suuqa waqtiga jiilaalka ee bisha January oo muddo kooban ay kooxuhu u heli doonaan inay kaga soo faa’iidaystaan.Kooxaha dhaawacyadu ragaadiyeen amaba doonaya inay helaan xiddigo ka caawiya xallinta dhibaatooyinkii ay soo arkeen qaybta hore ee xili ciyaareedka ayaa suuqa geli doona, sidoo kalena ciyaartooyo heshiisyada…

Liverpool Oo Ugu Dambayn War Wanaagsan Ka Heshay Dhibka

Kooxda Liverpool oo wararkii ugu dambeeyay ee ay xiddigaha kooxdeeda ka maqlaysay ay ahaayeen kuwo dhiilo ah ayaa markan ugu dambayn war wanaagsan ka heshay kahor kulanka adag ee ay toddobaadkan qaabilayaan kooxda Leicester City.Kulamada fasaxa caalamiga ah ee qaramada ayaa kaliya sii xumeeyay dhibaatada dhaawacyada haysatay Liverpool, Liverpool oo ay u bilaabmayaan kulamo badan oo muhiim ahi ayay markale ka dhaawacmeen xiddigo muhiim ahi.Xiddigihii lamaanaha daafaca dhexe ugu soo ahaa inta badan ee Virgil Van Dijk iyo Joe…

Kaalaya Qaata!! – Real Madrid Oo Mid Kamida Xiddigaha

Kooxda ree Spain ee Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inay suuqa soo dhigtay khadkeeda dhexe ee Isco iyagoo filanaya inay saxeexiisa dagaal u geli doonaan kooxaha Arsenal iyo Everton.Warar hore ayaa sheegayay in tababaraha Everton ee Carlo Ancelotti uu ku rajo weyn yahay inuu Isco dib ula midoobi doono kaddib markii ay wakhti wanaagsan kusoo wada qaateen Real.Arsenal ayaa sidoo kale xiiso u muujin karta saxeexa Isco oo 20 Milyan oo Pound lagu qiimeeyo, il-wareedka ree Spain ee El Confidential ayaa hadda sheegaya in Los…

Natiijadii La Wada Sugayay Ee Baadhitaanka Korona Ee Luis

Jamaahiirta kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid iyo guud ahaan kuwa jecel dareenka xamaasadeed ee kubadda cagta ayaa qalbi jab kala kulmay natiijada baadhitaanadii ugu dambeeyay ee caabuqa Korona Fayras ee lagu sameeyay Luis Suarez.Suarez ayaa xagaagii dhawaa iskaga tagay Barcelona oo si xun ula dhaqantay isaga oo bedelkeeda ku biiray kooxda ay horyaalka La Liga isku hayaan ee Atletico Madrid oo uu qaab cajiib ah ugu bilawday xilli ciyaareedka cusub.Suarez ayaa la filayay inuu toos uga hor iman doono kooxdii uu lixda sano…

Lionel Messi Oo Ka Hadlay Sababta Uu Nacay Barcelona Xilli

Rajadii ay Manchester City ay ka qabtay saxiixa Lionel Messi ayaa sarre u kacday ka dib markii uu qirtay inuu “ka daalay inuu mar walba yahay dhibaatada Barcelona.”.Xiddiga reer Argentina oo 33 sanno jir ah ayaa ku soo laabtay Spain ka dib markii uu ku maqnaa xulkiisa Argentina, waxaana garoonka diyaaradaha uga horyimid baarayaal ka socda waaxda canshuuraadka dowlada Spain.Saxaafada ayaa sidoo kale su’aalo ka weydiiyay hadal uu dhawaan sheegay wakiilkii hore ee weeraryahanka Barcelona Antoine Griezmann oo lagu magacaabo Eric…

Afarta Xul Oo Waa Weyn Isagu Soo Haray Semi-finalka Koobka

Xulalka Talyaaniga iyo Belgium ayaa caawa kula biiray xulalka Spain iyo France semi-finalka UEFA Nations League oo kulamo xamaasad iyo xiiso badan ay ka soo bixi doonaan.Talyaaniga oo u baahnaa guul si uu uga soo baxo Group 1 ayaa 2-0 waxay caawa kaga badiyeen xulka Bosnia. Waxay guusha uga mahadcelinayaan goolal ay u kala dhaliyeen Andrea Belotti iyo Domenico Berardi oo labadii qeyb ee ciyaarta goolal kala dhaliyay.Natiijada Talyaaniga waxay waxba kama jiraan ka soo qaaday guushii ay Netherlands ka gaareen xulka Poland…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More