Mid Ka Mid Ah Daafacyada Ugu Muhiimsan Man United Oo Uu
Ole Gunnar Solskjaer ayaa xaqiijiyay in Alex Telles uu ku dhacay Korona Fayras. Xiddiga reer Brazil ayaa wacdarro dhigay kulankiisii ugu horeysay…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Ole Gunnar Solskjaer ayaa xaqiijiyay in Alex Telles uu ku dhacay Korona Fayras. Xiddiga reer Brazil ayaa wacdarro dhigay kulankiisii ugu horeysay…
Qaab ciyaareed dhameystiran ayay Barcelona soo bandhigtay kuwaasoo ka faa’ideystay koox aan tababar badan laheyn oo Juventus ah iyagoo isku ilowsiiyay qarowgoodii…
Kulamo xiiso leh ayaa caawa la ciyaaray wareega group-yada Champions League iyadoo natiijooyin lama filaan ah ka soo baxeen. Manchester United ayaa…
Barcelona ayaa 2-0 ku garaacay Juventus oo ay ugu tagtay garoonkooda Allianz Stadium, waxaanay iskaga soo maydhay guul-darradii ugu dambaysay ee Sabtidii…
Manchester United ayaa guushii labaad oo xidhiidh ah kasoo hoysay tartanka Champions League ee xili ciyaareedkan, waxaanay 5-0 ku garaacday kooxdii awoodda…
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa guul weyn kasoo gaadhay waddanka Ruushka oo ay ugu tagtay naadiga Krasnodar oo ay kusoo garaacday 4-0.…
Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford kula ciyaaraysa RB Leipzig iyadoo maanka ku haysa in guul ay u baahan tahay si ay…
Juventus ayaa garoonkeeda Allianz Stadium ee magaalada Turin waxay ku qaabilaysaa Barcelona oo ay isku haleelayaan kulankooda koowaad ee wareegga Groups-ka tartanka…
Cristiano Ronaldo ayaa qaaday tallaabo layaab leh ka hor ciyaarta mar dhow bilaabmaysa ee Juventus ay la ciyaari doonto Barcelona oo uu…
Xidhiidhka kubadda cagta Spain ee RFEF, guddida u qaabilsan tartamada ayaa helay warbixinta tababare Ronald Koeman, Xavi Vilajoana oo ah agaasimaha Barcelona…
Mauricio Pochettino oo toddobaadyadii ugu dambeeyey lala xidhiidhinayay kooxaha waaweyn ee Yurub ee ku dhibaatoonaya horyaallada iyo Champoions League ee Mauricio Pochettino…