Sedex Arin Oo Aan Ka Baranay Kulamadii Chelsea Iyo
Om Press Upphovsrätt Kontakta oss Kreatörer Annonsera Utvecklare Villkor Sekretess Policy och säkerhet Så fungerar YouTube Testa nya funktioner © 2020 Google…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Om Press Upphovsrätt Kontakta oss Kreatörer Annonsera Utvecklare Villkor Sekretess Policy och säkerhet Så fungerar YouTube Testa nya funktioner © 2020 Google…
Hakim Ziyech ayaa dareemaya in Chelsea ay tahay ‘gurigiisii oo kale’, kaddib markii uu goolkiisii ugu horreeyey ee Premier League ah u…
Jurgen Klopp ayaa kalsooni siiyey Nathaniel Phillips kulanka West Ham United, waxaana uu ku sababeeyey in khibrad iyo xirfad ay lagama maarmaan…
Chelsea ayaa kulankii afraad oo xidhiidh ah shabaqeeda ilaashatay, waxaanay ku darsatay guul 3-0 ah oo ay ka gaadhay Burnley oo ay…
Chelsea ayaa xasuuqday Burnley oo ay ku garaaceen 3-0 xilli xiddigaha cusub ee ay Blues ay jaanta isla heleen iyadoo Hakim Ziyech…
Manchester City ayaa ku garaacday kooxda ay xafiiltamaan ee deriskooda ee Manchester United saxiixa xiddiga aadka loo qiimeeyo ee Filip Stevanovic. Kooxda…
Real Madrid ayaa sii xajisatay hogaanka horyaalka La Liga ka dib markii ay 4-1 ku xaaqeen kooxda Huesca oo marti ugu aheyd…
Chelsea ayaa maanta booqaneysa garoon aan looga badinin horyaalka Premier League ee Turf Moor iyagoo marti u ah kooxda Burnley oo qaab…
Madaxweynaha iska casilay shaqada Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa ku eedeeyay Neymar fashilkiisii Camp Nou mudadii uu madaxweynaha ka ahaa madaama uu…
Kooxda difaacanaysa horyaalka La Liga Santander ee Real Madrid ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Huesca xilli ay dareemo kala duwan kusoo jirtay marka…
Feedhyahanka Muslimka ah ee Khabib Nurmagomedov oo lagu yaqaano inuu si weyn u difaaco diinteeda suuban ee Islaamka kuna caan ah inuu…