Skip to content
Sunday, September 13, 2026 30 Rabi al-Awwal 1448 AH Fajr 04:41
Muqdisho 26°C
Breaking: Somalia’s lower house ends monthly $100 salary deduction for lawmakers
Breaking News
Axadle
Axadle Newsroom Sports English

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Man United vs Arsenal – Yay

Follow
Newsroom published Updated 6 years ago 1-minute read
Dhageyso Qodobada AI Narration • ~1 min audio

Kooxda Manchester United ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Arsenal kulan ka tirsan ahna midka ugu xiisaha badan wareega toddobaad ee horyaalka Premier League.

Gunners ayaa imanaya Old Trafford oo aysan wax guul ah ku gaadhin tan iyo 2006 halka ay labadeedii kulan ee ugu dambeeyay guuldarro kala soo kulantay Man City iyo Leicester City ciyaaraha horyaalka.

Red Devils ayaan iyaguna si wanaagsan kaga jirin horyaalka, walow ay qaabkii ugu fiicnaa ku bilawdeen Champions League ayay haddana wali guul la’aan yihiin horyaalka gaar ahaan kulamada Old Trafford.

 

Shaxda Kulankan Ee Labada Kooxood

Arsenal: Leno, Bellerin, Holding, Gabriel, Tierney, Saka, Partey, Elneny, Willian, Lacazette, Aubameyang

How do you rate this story?

0 votes