Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Joornaaliiste Xaqiijiyay In Messi, Neymar Iyo Mbappe Ay Isla

Neymar ayaa xalay war weyn ka sheegay warbaahinta ka dib guushii uu ku hogaamiyay PSG ee Champions League isagoo labo gool ka dhaliyay Manchester United.28 jirkaan ayaa sheegay inay qasab tahay inuu xilli ciyaareedka soo socda ka garab ciyaaro Lionel Messi.Taasina lama micno ahan in Neymar uu doonayo inuu dib ugu laabto Blaugrana laakiin waxay u muuqataa in Lionel Messi uu ku sii jeedo caasimada Faransiiska.Ka dib hadalkii Neymar ee xalay, Joornaaliisraha RMC Sport ee lagu magacaabo Daniel Riolo ayaa shaaca ka qaaday inuu…

Madaxweynaha KMG Barcelona Oo Ka Qoomameynaya Inuusan

Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Barcelona ayaa ku amaanay ciyaartoyda inay badbaadiyeen xilli ciyaareedkooda ka dib markii ay ogolaadeen mushahar dhimis laakiin wuxuu qirtay inuu ka qoomameynayo inaysan iibinin Lionel Messi xagaagii la soo dhaafay.Carles Tusquets ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in sida kaliya uu Neymar ugu soo laaban karo Camp Npu inay tahay haddii uu ku imaanayo si bilaash ah madaama ay kooxda dhaqaale darro xoogan heyso.Ciyaaryahanadda Barca ayaa ogolaaday mushahar dhimis weyn xilli ciyaareedkan iyagoo…

Gabar Soomaali Ah Oo Ku Socoda Inay Garsoore Ka Noqoto

Gabadha Soomaaliyeed Jawahir Roble ayaa taariikh dhigtay labo sannadood ka hor iyadoo noqotay gabadhii ugu horeysay ee Muslim ah oo garsoore ka noqoto kulan kubada cagta ah dalka UK.Gabadhaan oo loo yaqaano JJ ayaa ah garsoore rasmi ah oo shahaado ka heysata xiriirka kubada cagta Ingariiska.Waxay haatan ku riyooneysa inay garsoore ka noqoto horyaalka Premier League iyo Champions League.Jawahir ayaa iyada qoyskeeda waxay u guureen UK markii ay 10 sanno jir aheyd.Waxay haatan heysaa wadadii ay ku noqon laheyd gabadhii ugu…

Habeenkii Ay Watford 3-0 Ka Badisay Liverpool Ayuu Calool

Xaaska Kiko Femenia oo lagu magacaabo Elina Ortiz ayaa dhashay gabar sagaal bilood ka dib markii uu xiddiga reer Spain ka caawiyay Watford inay 3-0 ku dubtaan Liverpool oo marti ku aheyd Vicarage Road.Reds ayaa garoonkaan booqatay iyagoo wata rikoodh bilaa guuldarro ah iyagoo soo badiyay 26 kulan islamarkaana barbaro gal hal kulan 27 kulan oo Premier League ah oo ay markaas ciyaareen.Laakiin kooxda tababare Nigel Pearson ayaa gaartay natiijo lama filaan ah iyadoo Femenia oo 29 sanno jir ah uu dhameystay 90ka daqiiqo.Waqtiga…

“PSG Uguma Biirin Inaan Ka Ciyaaro Europa League” –

Neymar ayaa sheegay inuusan uga tagin Barcelona uguna biirin Paris Saint-Germain inuu ka ciyaaro Europa League ka dib uu sarre u qaaday fursada ay kooxdiisa u heysato inay u soo baxdo wareega 16ka Champions League.PSG iyada ayay ka go’an tahay haatan inay u soo baxaan wareega xiga ka dib markii Neymar uu ku hogaamiyay guul 3-1 ah oo ay ka gaareen Manchester United oo xalay marti loogu ahaa Old Trafford.United ayaa kaliya u baahneyd barbaro si ay ugu soo gudbaan wareega 16ka laakiin haatan halis ayaa la geliyay ka dib markii…

Maxay U Baahan Tahay Manchester United Si Ay Ugu Soo Baxdo

Guuldaradii Manchester United ka soo gaartay Paris Saint-Germain xalay ayaa halis geliyay rajadooda inay u soo baxaan wareega 16ka Champions League laakiin ma ahan qasaaro weyn.Kooxda Ole Gunnar Solskjaer la geliyay group-ka geerida markii isku aadka la sameeyay bishii October laakiin markii ay garaaceen PSG iyo RB Leipzig labadii kulan ee ugu horeysay ayaa ka dhigtay inay ugu cadcad yihiin inay soo baxayaan.Musiibo ayaase soo wajahday markii ay guuldarro ka soo gaartay kooxda Istanbul Basaksehir laakiin waxay badiyeen…

Real Madrid Oo War Ka Heshay Xiddigii Uu Xanuunka Korona

Zinedine Zidane ayaa war buuxa ka helay xiddigii kaga maqnaa xanuunka Korona Fayraska ee Luka Jovic, kaas oo kulamadii ugu dambeeyey kaga maqnaa xanuunkan oo asiibay xilli uu ku maqnaa ciyaaraha caalamiga ah.Luka Jovic ayaa baadhitaankii ugu dambeeyey ee lagu sameeyey lagaga waayay xanuunka Korona Fayraska, waxaana uu si buuxda ugu soo laabtay tababarka kooxdiisa Khamiistii maanta, si uu iskugu diyaariyo kulanka Sevilla ee Sabtida.Xiddigan reer Serbia oo waddankiisa Serbia laba gool usoo dhaliyey ayaa uu ku dhacay xanuunku…

“Dhamaantayo Waanu Doonaynaa In Messi Yimaado PSG” –

Lionel Messi ayaa looga gacan haadinayaa garoonka Parc des Prince oo ay ciyaartoyda kooxda PSG ka dalbanayaan inay lasoo saxeexdaan marka uu dhamaado xili ciyaareedkan.Neymar ayaa xalay dunida kaga yaabsaday markii uu sheegay in isaga iyo Lionel Messi ay midoobi doonaan xili ciyaareedka dambe oo ay wada ciyaari doonaan inkasta oo aanu bixinin magaca kooxda ay ku midoobi doonaan.Kabtanka Barcelona oo uu heshiiskiisu ku egyahay dhamaadka xili ciyaareedkan, isla markaana hore u caddeeyey inuu ka tagi doono Camp Nou oo uu…

Gilberto Silva Oo Layaabay Arsenal Markii Ay Tababaraha Ka

Halyeygii Arsenal ee Arsenal ee Gilberto Silva ayaa ka hadlay hal arrin oo ka yaabiyey oo uu ku arkay Mikel Arteta muddadii uu tababaraha ka ahaa Gunners.Arsenal ayaa xili ciyaareed dhibaato badan ku qaadanaysa horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League oo ay kaga jirto meel hoose, waxaana usbuucan horraantiisii loo diiwaangeliyey rikoodhkii ugu xumaa muddo 39 sannadood ah.Toddobaadka soo aaddan ayay sugaysaa ciyaar kale oo adag oo ay u tegi doonaan kooxda ay ka wada dhisan yihiin woqooyiga London ee Tottenham, taas oo…