Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Bayern Munich Oo Qarka U Saaran Saxeexa Mid Kamida

Sida ay sheegayaan warar kasoo baxaya dalka Spain, Bayern Munich ayaa aad ugu dhaw saxeexa xiddiga Real Madrid ee Lucas Vazquez oo kamid ah xiddigaha uu tababare Zinadine Zidane aadka u jecel yahay. 29 sano jirka ree Spain oo xilli ciyaareedkan 31 kulan usoo ciyaaray Real Madrid tartamada oo dhan ayuu heshiiskiisasi kooxdaasi yahay mid dhacaya xagaaga oo si bilaash ah lagu heli karo. Xiddigan boosaska badan ka ciyaari kara ee dhinacyada badan ka caawiya tababare Zidane ayaan wali heshiis cusub kooxda la gaadhin walow…

The WSL TV business changes when you grow up as a girl who likes football

The first female football team I ever saw on TV was the Hounslow Harriers. Coached by a man who is cruelly overlooked in the 90mins list of greatest Irish bosses ever, they won silver, played abroad and boasted of a terrible strike partnership that aroused interest from the United States, largely because they could break down even the mighty Chiswick. As we all know, the very best elite football teams always include alliteration. The Hounslow Harriers were pioneers. So why, when they remember great women's soccer teams…

“Sideed U Aragtaa Kulamada Liverpool Iyo

Waxa laga joogaa mudo bil ah tan iyo markii uu da’yarka Real Madrid ee Rodrygo Goes kasoo laabtay dhaawac halis ah oo uu mudo ku maqnaa, haatan oo la gelayo qaybtii ugu muhiimsanayd xilli ciyaareedka ayuu xiddiga ree Brazil sheegay sida ay kooxdiisu u doonayso inay si fiican u ciyaarto oo ay guuleysato. Real Madrid ayaa marka laga soo laabto kulamada caalamiga ah ugu horreynba la ciyaaraysa Eibar kahor inta aysan tijaabo rasmi ah ku marin kulamo ay kahor tagayso Liverpool oo Champions League ah iyo mid muhiim u ah…

WAR CUSUB: Cristiano Ronaldo Oo Kabtanka Juventus

Kooxda ree Talyaani ee Juventus ayay soo baxeen warar sheegaya inay masuuliyada kabtanimo ee kooxdeeda ku wareejinayso weeraryahan Cristiano Ronaldo xilli la filayo in kabtanka hadda ee Georgio Cheillini uu dhammaadka xilli ciyaareedkan iskaga tagayo kooxda. Xilli ciyaareedkan 2020-21 ayaan ahayn mid u wanaagsan Juventus oo aan markan kaliya ku dhibtoon tartanka Yurub ee Champions League balse sidoo kale waayaysa horyaalka Serie A oo ay sagaalkii sano ee ugu dambeeyay kusoo guuleysanaysay. Kooxda uu hoggaaminayo…

Codsiga Kaliya Ee Uu Tababare Ronald Koeman

Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman oo hadda u muuqda mid booskiisa kooxdaas ka xaqiiqsaday maamulka cusub ayaa wakhtigan doonaya inuu kordhiyo saamaynta uu ku dhex leeyahay kooxda iyo dhaq-dhaqaqeeda. Warbixin uu daabacay wargeyska Mundo Deportivo ayuu ku sheegay in codsiga muhiimka ah ee uu macalinka Dutch-ka ahi weydiistay boodhka cusub ee Barcelona uu yahay inuu saamayn intii hore ka badan ku yeesho siyaasada suuqa kala iibsiga ee kooxda. Codsiga Koeman ayaa imanaya kaddib markii uu ka cadhooday in kooxdu…

Martin Odegaard Oo Dhaawac Uga Baxay Kulankii

Da’yarka khadka dhexe ee kooxda Arsenal ayaa uu dhaawac wer-wer galiyay jamaahiirta kooxdiisu ku gaadhay kulankii uu xulkiisa Norway xalay guusha fudud ee 3-0 ka ah ka gaadhay dhigiisa Gibraltar. Odegaard ayaa ahaa mid kulamadii ugu dambeeyay qaab ciyaareed aad u wanaagsan ugu jiray Arsenal balse waxa uu ku qasbanaaday inuu dhaawac ku baxo ciyaartii xalay qaybteedii hore isaga oo u muuqday mid u dhibtooday dhaawac canqawga ah. Si kastaba, tababaraha xulka Norway ee Stale Solbakken oo kulanka kaddib saxaafada u warramay…

Ma Sidanaa U Dambaysay? Qiimaha Uu Eden Hazard

Warbixin cusub oo uu soo saaray bogga arrimaha suuqa takhasuska ku ah ee Transfermarkt ayaa lagu sheegay in garabka weerar ee kooxda Real Madrid ee Eden Hazard uu hadda u qalmo wax ka yar 30% lacagtii uu ugu biiray kooxdaas sanadkii 2019. Xiddiga ree Belgium ayaa ahaa mid aad u nasiib xun tan iyo markii uu ku biiray Real Madrid isaga oo dhibane usoo ahaa dhaawacyo is-daba joog ah kuwaas oo keenay inuu qiimihiisa suuqu si joogto ah hoos ugu dhaco. Hazard oo 30 sano jir ah ayaa bishii June ee sanadkii 2019 heshiis 89…

LA OGAADAY: Tababaraha Markasta Taleefanka Ku Waca

Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa xilli horeba bilaabay dhaq-dhaqaaqyada uu ku doonayo inuu xagaaga sanadkan kula soo saxeexdo weeraryahanka Borussia Dortmund ee Erling Braut Haaland. Xiddiga ree Norway ayaa la filayaa inuu dhammaadka xilli ciyaareedkan iskaga tagi doono Borussia Dortmund gaar ahaan iyadoo hadda shaki weyni ku jiro haddiiba ay usoo bixi doonaan Champions League xilli ciyaareedka dambe. Xaqiiqada ah in suuqa laga heli karo ayaa dhalisay in inta badan kooxaha Yurub ugu…

DEG-DEG: Mid Kamida Xiddigaha Kooxda Lazio

Kooxda ree Talyaani ee Lazio ayaa si rasmi ah u shaacisay geerida da’yarkii kooxdeeda ee Daniel Guerini oo 19 sano jir ahaa isla markaana ku geeriyooday shil gaadhi oo uu ku galaya magaalada Rome. Wararka ayaa sheegaya in shilkaasi uu ka dhacay 8-dii fiidnimo ee xalay magaalada Rome iyadoo ay laba shaqsi oo kale kula lug lahaayeen Guerini isla markaana la xusay inay ku jiraan xaalad aad u adag. Qaar kamida shaqaalaha dab-damiska ee magaalada Rome ayaa si deg-deg ah uga hawl-galay arrintaas balse waxa ay awoodi waayeen…

MUSIIBO: Xaalada Dhaawacii Ansu Fati Oo Faraha Ka

Da’yarka garabka weerar ee kooxda Barcelona ee Ansu Fati ayaa guud ahaan inta xilli ciyaareedkan ka dhiman iyo waliba tartanka Euro ee xagaaga qabsoomayaba seegi kara xilli ay macquul tahay in lagu sameeyo qaliinkii saddexaad ee lagu saxayo dhaawaca jilibka ka gaadhay. Xaalada dhaawac ee Fati ayaa ahayd mid kasii daraysa tan iyo markii uu dhaawacu gaadhay, 18 sano jirkaas ayaa ahaa mid bilooyin holac ah qaatay. Markii ugu horreysay ee uu qaliinka ku sameeyay dhakhtarka aadka loogu kalsoon yahay ee Ramon Cugat ayaa la…