Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Waa Kuma Xiddiga Liverpool Ka Tirsan Ee Sababta U

Garabka weerar ee kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa la xusayaa inuu hayo furaha uu weeraryahanka Atletico Madrid ee Luis Suarez ugu soo laaban karo kooxda suuqa xagaaga ee dhammaadka xilli ciyaaredkan. Xiddiga ree Uruguay ayaa ahaa mid wacdarro ku dhigayay Anfield tan iyo markii uu uga tagay Barcelona sanadkii 2014, suuqii hore ayay ahayd markii lagu qasbay inuu ka baxo Camp Nou waxaana uu xilli ciyaareedkan horyaalka ku hoggaaminayaa Atletico. Laakiin Suarez oo hadda 34 sano jir ah ayay macquul tahay inuusan…

France Oo Lagu Dhegay, Belgium & Portugal Oo

Xulka heysta koobka Qaramada Yurub ayaa guul ku bilowday wareega group-yada ee isreebreebka Koobka Adduunka xulalka Yurub iyagoo 1-0 kaga badiyay xulka Azerbaijan oo ay kuwada jiraan Group A.Goolka qura ay ku badisay xulka Portugal wuxuu ahaa mid ay iska dhaliyeen xulka Azerbaijan iyadoo uu shabaqa iska soo taabtay Maksim Medvedev.Isla Group A xulka Serbia ayaa 3-1 ku suuldaaray xulka Republic of Ireland.Group D xulka difaacanaya Koobka Adduunka ee France ayaa barbaro lagu qabtay kulan ay martigeliyeen xulka Ukraine, Antoine…

Kenyaati U Hanjabay Mohamed Salah Ka Hor Kulanka

Daafaca Kenya Joash Onyango ayaa sheegay inuusan walwal ka qabin halista Mohamed Salah ka hor kulanka ay xulkiisa Kenya ka horimaanayaan Masar. Labada wadan ayaa Khamiista isaga horimaanaya kulan ka tirsan isreebreebka Koobka Qaramada Afrika iyadoo Masar ay haatan hogaamineyso Group G halka Kenya ay ku jirto kaalinta seddexaad. Salah ayaa qaab ciyaareed fiican ku jira xilli ciyaareedkan inkastoo kooxdiisa Liverpool ay liidato isagoo dhaliyay 17 gool oo Premier League ah, waxaana loo arkaa xiddigaha weerarka ee ugu…

Turkiga Oo Cashar U Dhigay Caawa Netherlands &

Kabtanka waayo araga ah Burak Yilmaz ayaa seddexleey dhaliyay iyadoo Turkiga ay 4-2 ku garaaceen xulka Netherlands kulankii caawa martida loo ahaa ee isreebreebka Koobka Adduunka.Yilmaz ayaa gooldhalinta furay daqiiqadii 14aad kulankii lagu furay Group G waxaa u sii raacday rigoore uu dhaliyay daqiiqadii 20aad iyadoo ciyaartii ka dhacday garoonka Ataturk Olympic lagu kala nastay qeybtii hore Tukriga oo 2-0 ku hogaaminaya.Ciyaarta ayaa u muuqatay mid lagu kala baxay markii Hakan Calhanoglu uu goolka seddexaad ku daray…

TOP 10: Tobanka Weeraryahan Ee Ugu Fiican

Alan Shearer ayaa ah xiddiga ugu goolasha badan abid horyaalka Premier League laakiin xiddigii hore ee Newcastle United waxaa lagu garaacay kaalinta koowaad ee qiimeynta weeraryahanadii ugu fiicnaa horyaalka iyadoo uu booska 1aad galay Thierry Henry. Rikoodhka gooldhalinta Premier League ee Alan Shearer ee 260 gool weli wuu taagan yahay iyadoo ay ka soo wareegtay 15 sannadood markii ugu danbeysay ee uu ka ciyaaro horyaalka. Weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero ayaa ah xiddiga ugu soo dhow xiddigaha haatan…

The top scorers in the history of the World Cup qualifiers

World Cup qualifiers are the platform for the best players in the world to prove their worth and get their team to the biggest and most important football tournament there is. When the qualification for the World Cup 2022 will take place, teams will support their top scorers to kick them to the tournament in Qatar. But who are the biggest scorers in World Cup qualifying history? 90 minutes watching.The former Lions captain leads the way in qualifying goals for his country | Giuseppe Bellini / Getty ImagesThe former…

Sidee Ayuu Romelu Lukaku Isaga Riday 7 Kiilo Oo

Ka dib markii la koontaroolay cuntada uu qaato, Romelu Lukaku ayaa iska dejiyay 7 kiilo oo baruur ah isagoo ka mid noqday xiddigaha ugu jir dhiska fiican kooxdiisa Inter Milan. Waqtigii uu joogay Manchester United, Lukaku waxaa kortay 4 kiilo oo baruur ah sababo la xiriira dhibaato uu ka qabay dheefshiidka iyadoo kooxda iyo isaguba aysan waqtigaas ka warqabin dhibaatada heysatay. Markii uu tagay Inter Milan wuxuu culeyskiisu ahaa 104 kiilo garaam, taasoo keentay in tababare Antonio Conte uu ku qasbo in la koontaroolo…

RASMI: Mustaqbalka Cristiano Ronaldo Oo Dhinac Lavatory

Gudoomiye ku xigeenka kooxda Juventus Pavel Nedved ayaa carabka ku adkeeyay in Cristiano Ronaldo uu sii ahaan doono ciyaaryahan Juventus ah xilli ciyaareedka danbe inkastoo ay soo baxeen warar soo jeedinaya inuu kooxda ka tagi karo xagaagan. Nedved ayaa aaminsan in xiddiga reer Portugal uu weli yahay mid ka mid ah laacibiinta ugu fiican dunida inkastoo eedeymo loo soo jeediyay todobaadyadii ugu danbeysay. Dad badan ayaa Ronaldo ku eedeeyay inuu sabab u ahaa inay Juventus ku harto wareegii 16ka Champions League ee ay la…

Xiddig Weyn Oo Ay Arsenal Ka Qoomameysay Inay Iska

Liverpool ayaa isku diyaarineysa nolol ka danbeysa Gini Wijnaldum iyadoo xiddiga reer Holland la filayo inuu si xor ah ku baxo dhamaadka xilli ciyaareedkan. Reds ayaa la sheegay inay dooneyso xiddiga khadka dhexe ee Juventus Aaron Ramsey iyo xiddiga kooxda Sheffield United Sander Berge taasoo dhibaato u noqon karta Thiago haddii ay labadooda yimaadaan. Qandaraaska Wijnaldum ee Anfield ayaa dhacaya dhamaadka xilli ciyaareedkan iyaddoo muddo dheer lala xiriirinayay Barcelona islamarkaana heshiis hordhac ah la sii gaaray.…

Qalad Ka Dhacay Thomas Tuchel Oo Sababaya In

Xiriirka xun ee Thomas Tuchel kala dhaxeeya Borussia Dortmund ayaa dhaawac u geysanaya fursadaha ay Chelsea u heysato saxiixa Erling Haaland. Wargeyska Jarmalka ee Bild ayaa sheegaya in tababare Thomas Tuchel uu qaab xun uga tagay Dortmund, iyadoo madaxda kooxda ay ka cagajiidayaan inay ciyaaryahan ka iibiyaan tababarahoodii hore. Warbixinta wargeyska ayaa lagu sheegay inaysan suurtogal aheyn in kooxda Bundesliga ka dhisan ay u ogolaato Haaland inuu u wareegao Stamford Bridge xagaagan. Inkastoo Tuchel uu koobka German…