Lionel Messi ayaa ka jawaabaya
Lionel Messi ayaa faallo ka bixiyay hadaladii Neymar ee ahaa inuu jeclaan lahaa inuu la ciyaaro kabtanka Barcelona xilli ciyaareedka soo socda…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Lionel Messi ayaa faallo ka bixiyay hadaladii Neymar ee ahaa inuu jeclaan lahaa inuu la ciyaaro kabtanka Barcelona xilli ciyaareedka soo socda…
Kooxda hogaamineysa Liverpool ayaa barbaro la gashay kooxda West Brom, halkaasoo Everton ay soo gashay kaalinta labaad iyadoo ka badisay Sheffield United…
Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday in xiddigaha Liverpool ay ka xumaadeen ka dib barbarihii ay la galeen West Brom Axadii. Reds…
Paris Saint-Germain ayaa Thomas 5.4 milyan oo magdhow ah siisay tababarihii shaqada laga cayriyay ee Thomas Tuchel kaas oo lala xiriirinayay in…
Ciyaaryahankii ugu qaalisanaa koox kasta oo Premier League ah ayaa la soo saaray waxaana jira kooxo ay ku jiraan labo ciyaaryahan oo…
Xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi ayaa bixiyay wareysigii ugu dheeray wuxuuna ka hadlay mustaqbalkiisa, kooxdiisa Barcelona, iscasilaadii Luis Suarez, Horyaalka MLS,…
Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaalmarinta ciyaaryahanka sanadka ee qarniga 21aad ee Globe Soccer, halka Robert Lewandowski loo magacaabay ciyaaryahanka sannadka 2020.…
Mark Lawrenson oo ah khabiir BBC Sports ah ayaa shaaca ka qaaday saadaashiisa kulamada usbuucan ee Premier League, iyadoo kooxaha ay ku…
BeIN Sports ayaa shaacisay wariyeyaasha soo tabin doona kulamada todobaadkan ee Champions League, iyadoo Premier League iyo LaLiga la ciyaari doono Isniinta,…
Manchester City iyo Everton, oo labaduba ku guuleystey Boxing Day, ayaa caawa ku kulmi doona garoonka Goodison Park. City ayaa Sabtidii 2-0…
Chelsea ayaa u dagaalami doonta inay ku soo laabato wadada guusha markii ay caawa Stamford Bridge ku soo dhaweynayaan Aston Villa, ka…