Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Willian Oo Sharaxay Waxa Uu Ka Bad-Baaday Toddoba

Garabka weerar ee kooxda Arsenal ee Willian Borges ayaa ka hadlay bilawgiisa liita ee kooxdaas isaga oo shaaca ka qaaday wakhtiga ahaa midkiisii ugu xumaa abid waayihiisa ciyaareed ee kooxdaas kusoo qabsaday. Xiddiga ree Brazil ayaa u kala wareegay magaalada London suuqii xagaaga ee sanadkii hore isaga oo iskaga tagay Chelsea kaddib toddoba sano oo uu kusoo qaatay isla markaana heshiis saddex sano ah u saxeexay Arsenal oo uu qaab xor ah ugu wareegay. Willian ayaa kusoo bilawday shaxda tababare Mikel Arteta 12 kamid ah…

CAJIIB: Waxa Uu Markasta Cristiano Ronaldo Ku Dhex

Goolhayaha kooxda Juventus ee Carlo Pinsoglio ayaa shaaca ka qaaday sida uu Cristiano Ronaldo ugu fiican yahay dhalinta laadadka xorta ah marka ay kooxdu tababarka samaynayso walow uu muddooyinkan ugu dambeeyay ku liito inuu dhaliyo marka ay kulamadu socdaan. Xaqiiqada ah inuu dhaliyo dhammaan amaba inta badan laadadka xorta ah ee uu ku tuuro tababarka ayaa ah mid madax xanuun ku ridaysa marka ay noqoto bedelka uu kulamada dhexdooda ka helo. Kabtanka Portugal ayaa markale isku muujiyay heerarka ugu waaweyn kubadda…

Waa Kuma Xiddiga Aadka Muhiimka Ugu Ah Real Madrid

Kooxda Real Madrid ayaa war wanaagsan ka helaysa xerada tababarka ee kooxdeeda kaddib markii la shaaciyay inuu tababarka kusoo laabtay daafaca midig ee muhiimka u ah kooxdaas ee Dani Carvajal. Xiddiga heer caalami ee ree Spain ayaa ahaa mid kusoo dhibtooday dhaawac muruqa ah tan iyo bishii January balse jimcihii shalay ayuu awooday inuu tababar fudud la qaato Alvaro Odriozola iyo Mariano Diaz. Dib u dhacii ugu dambeeyay ee ku yimid dhaawaca Carvajala ayaa ahaa 14-kii bishii February markaas oo uu dib u dhaawacmay kulan…

MA AWOODNO: Kooxdii Ugu Horreysay Ee Weyn Ee

Kooxdii reer Spain ee Barcelona ayaa lagu sifeeyay midii ugu horreysay ee quus ka taagay saxeexa da’yarka weeraryahanka dhexe ee Borussia Dortmund ee Erling Braut Haaland kaddib markii ay kooxdiisu dhawaan qabsatay qiimaha ay doonayso inay xagaaga ku iibiso. Erling ayaa kamid ah xiddigaha da’yarta ah ee hadda ugu wanaagsan dunida haddiiba uusan ahayn midka ugu wanaagsan waxaana la aaminsan yahay in shaqsiyaad badan oo Barcelona jooga ay doonayeen inuu Lionel Messi la midoobo xilli ciyaareedka dambe. Haaland ayaa ilaa…

Maxay Tahay Walwalka Ay Barcelona Ka Qabto Barta

Waa wax caadi ah in taageerayaasha kubada cagta badankood ay doonayaan inay u dhawaadaan halyeeyadooda kubada cagta, waana wax ay dhibaato ku qabaan ciyaartoyda maalin walba. Si kastaba, Barcelona ayaa walaac ka qabta barta bulshada ee Tiktok madaama taageerayaal badan oo bartaas isticmaala ay handadayaan ciyaartoydooda maalin walba iyagoo adkeeyay amaanka garoomadooda tababarka sida ay sheegtay ESPN. Waxaa jira dhowr muuqaal oo dhex wareegaya Tiktok oo taageerayaasha ay bartilmaameedsadeen Lionel Messi isagoo ka sii…

16ka Xul Ee Ilaa Iyo Haatan U Soo Baxay Koobka

Xulka The Gambia ayaa u soo baxay markii ugu horeysay abid Koobka Qaramada Afrika ka dib markii ay 1-0 kaga badiyeen xulka Angola iyagoo ku biiray Comoros, Gabon, Ghana, Egypt, Zimbabwe iyo Equatorial Guinea oo iyagana soo baxay todobaadkan. Assan Ceesey ayaa dhaliyay goolka muhiimka ah ee ay ku badiyeen iyagoo xaqiijistay inay ku dhameysan doonaan labada kaalimood ee ugu sareysa Group D. Booska kale ee Group D waxaa xaqiijisatay xulka Gabon oo 3-0 ku garaacday DR Congo. Pierre-Emerick Aubameyang, Denis Bouanga iyo Aaron…

Faahfaahinta Heshiiska Ay Manchester United Kula

Manchester United ayaa diyaar u ah inay ku soo jiidato Marcos Llorente iyagoo u labo jibaaraya mushaharkiisa sida ay sheegayaan wararka soo baxaya. Wargeyska Isbaanishka ee AS ayaa qoray sida ay Red Devils diyaar ugu tahay inay 68.5 milyan ginni kula soo wareegto xiddiga khadka dhexe. Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa doonaya inuu sii adkeeyo khadkiisa dhexe madaama kooxdiisa ay haatan hal abuuris ahaan ay ku tiirsan tahay kaliya Bruno Fernandes. Solskjaer ayaa sidoo kale u muuqda mid aan kalsooni ku qabin saxiixii…

Kooxda Premier League Ee Uu Sida Waalida Ah U

Weeraryahanka Leeds United Patrick Bamford ayaa shaaca ka qaaday in xiddiga Faransiiska iyo Barcelona Ousmane Dembele inuu taageero weyn u yahay kooxda Premier League ka ciyaarta. Bamford ayay lama filaan ku noqotay markii goolhayaha Faransiiska ee kooxda Leeds Illan Meslier uu weydiistay maaliyadiisa ka dib ciyaartii ugu danbeysay ee Leeds la ciyaartay Fulham isagoo u rabay inuu u geeyo Dembele. Goolhaye Meslier ayaa sharaxaad ku bixiyay in Dembele uu doonayay maaliyada Bamford iyo Kalvin Phillips sababtoo ah aad ayuu…

Kooxdii Ugu Fiicneyd Premier League 10kii

Kooxda Chelsea ayaa loo magacaabay kooxdii ugu fiicneyd horyaalka Premier League 10kii sannadood ee ugu danbeysay. Xiriirka caalmiga ah ee taariikhda kubada cagta iyo Istaatistikada IFFHS ayaa soo saaray qiimeynta kooxaha ee intii u dhaxeysay 2011 ilaa 2020. Barcelona ayaa noqotay kooxdii ugu fiicneyd 10kii sannadood ee ugu danbeysay dunida oo dhan. Laakiin Ingariiska, waxaa kaalinta koowaad oo gashay kooxda Chelsea. Blues waxay ku guuleysatay labo koob oo horyaalka Premier League ah xilli ciyaareedyadii 2014-15…

RASMI: Thierry Henry Oo Sabab La Yaab Leh U

Thierry Henry ayaa sheegay inuu kansalayo dhamaan akoonadiisa baraha bulshada ilaa iyo inta sharci looga keenayo xad-gudubka iyo cunsuriyada loo adeegsado barashada bulshada isagoo ugu baaqay shirkadaha Facebook & Twitter inay u la dagaalamaan cunsuriyada sida ay u la dagalamaan ku xadgudub sharciga lahaanshaha.Henry oo dhawaan ka tagay shaqadiisii tababarenimo ee kooxda Montreal Impact ayaa ka dalbaday shirkadaha baraha bulshada inay talaabo degdeg ah qaadaan isagoo sheegay inuu gabi ahaanba tirtiri doono akoonadiisa…