Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Sideed Xiddig & Afar Tababare Oo U Sharaxan

Sideed ciyaaryahan ayaa u tartamaya abaalmarinta xiddigii ugu fiicnaa horyaalka Premier League bishaan Maarso.Xiddigaha sharaxan waxaa ka mid ah daafaca dhexe ee Chelsea Andreas Christensen, weeraryahanka Leicester City Iheanacho oo bishaan Maarso dhaliyay shan gool isagoo seddexleey ka dhaliyay Sheffield United.Weeraryahanka Tottenham Harry Kane oo isna shan gool dhaliyay bishaan ayaa sharaxan si la mid ah xiddiga West Ham Jesse Lingard, xiddiga Man City Riyad Mahrez.Waxaa sidoo kale sharaxan goolhayaha Leeds Illan Meslier,…

Kylian Mbappe Iyo Erling Haaland Oo Magacaabay

Weeraryahannada kooxaha Borussia Dortmund iyo Paris Saint-Germain ee Erling Haaland iyo Kylian Mbappe ayaa magacaabay ciyaartoydii ugu adkaa ee ay ka hor tageen intii ay ku jireen kubadda cagta.Mbappe iyo Haaland oo lagu tilmaamo inay yihiin ciyaartoyda ugu wanaagsan ee beddelaya Cristaino Ronaldo iyo Lionel Messi ee hanan doona abaal-marinta xiddiga adduunka ee Ballon d’Or iyo FIFA The Best, ayaa waxa uu mid walba shaaciyey ciyaartoygii ugu adkaa ee uu ka hor tegay.Erling Haaland oo 20 jir ah ayaa sheegay in laacibkii ugu…

Karim Benzema Oo Qarna U Saarnaa Inuu Ku Biiro

Weeraryahanka Real Madrid ee Karim Benzema waxa uu qarka u saarnaa in uu ku biiro kooxda haysata horyaalka Talyaaniga ee Juventus, sida uu sheegay laacibkii hore dhexda uga ciyaari jiray Old Lady ee Claudio Marchisio.Benzema oo Real Madrid ay sannadkii 2009 kala soo wareegtay Lyon ayaa ka mid noqday ciyaartoyda ugu goolasha badan taariikhda Los Blancos iyadoo 545 kulan oo uu saftay uu u dhaliyey 272 gool, waxaase ka hor intii aanu tegin Spain uu u dhowaa inuu u dhaqaaqo Talyaaniga.Laacibkii hore ee khadka dhexe ee Juventus…

WAR CAD: Borussia Dortmund Oo Shaacisay Qiimaha Ay

Kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund ayaa la sheegay in ay go’aamisay qiimaha ay ku iibinayso dhaliyaha da’da yar ee Erling Haaland oo lala xidhiidhinayo kooxaha waaweyn ee Yurub oo xagaaga soo aaddan u xadko xidhanaya sidii ay ugu dagaallami lahaayeen saxeexiisa.Laacibkan oo Borussia Dortmund ay bishii January ee 2019 kala soo wareegtay RB Leipzig ayaa u dhaliyey 49 gool, taas oo ka badan tirada kulamada uu u saftay kooxdiisa.Iyadoo Borussia Dortmund ku dhibaatoonaysa in ay ka mid noqoto kooxaha usoo gudbaya tartanka…

Florentino Perez Oo Ay Godkiisa Biyo Ugu Galeen &

Real Madrid ayaa qabsan doonta doorashada Madaxweynaheeda sannadkan 2021, waxaana musharraxiinta tartamaysa ka mid ah madaxweynaha hadda ee Florentino Perez.Kaddib markii uu si xidhiidh ah ugu soo guuleystay doorashooyinkii 2009, 2013 iyo 2017, Florentino Perez ayaa ay hadda godkiisa biyo ugu galeen, waxaana saaxadda soo galay oo la tartamaya Enrique Riquelme oo ah ganacsade 32 jir ah oo ku dhashay deegaanka Cox ee Valencia, kaas oo go’aansaday in uu Perez kula tartamo doorashada sannadkan.Sida uu dhigayo sharciga doorashada…

Waa Kuma Xiddiga England Ee Roy Keane Uu Xalay Ku

Jude Bellingham waxa uu beddel kusoo galay qaybtii dambe ee ciyaartii xulka qaranka England uu 5-0 ku garaacay San Marino, waxaana uu daqiiqadihii uu garoonka ku jiray ku kasbaday amaan uu ka helay Roy Keane oo ku tilmaamay khad dhexe oo dhamaystiran. 17 jirkan ayuu tababare Gareth Southgate ku beddelay Mason Mount, isaguna waqti iskama lumin, waxaanu markiiba si xarrago leh usoo bandhigay xirfaddiisa ciyaareed ee hibada ah. Jude Bellingham ayaa kubbad baas taa-taabasho kalsooni badan kusoo kordhiyey khadka dhexe,…

How much will Borussia Dortmund sell Erling Haaland for?

Borussia Dortmund have put a premium price tag on the head of superstar striker Erling Haaland, who is in demand by Manchester City, Chelsea, Manchester United and Real Madrid this summer, which replicates the same tough stance that the Bundesliga took over Jadon Sancho last year.Haaland has shown so far in 2020/21 that he is not a seasonal marvel by scoring 33 goals in 31 games over all competitions, which takes his number for both Dortmund and Red Bull Salzburg since the beginning of last season to a phenomenal 77. He will…

DAAWO: “Mohamed Salah Waa La Ogaaday, Difaaca Oo

Mohamed Salah waa la ogaaday kartidiisa ciyaareed, waana in Liverpool ay hadda si toos ah isaga ugu soo beddelato weeraryahanka Atletico Madrid ee Luis Suarez oo ay dib ugu soo celiso Liverpool. Sidaas waxa soo jeediyey taageereyaasha Reds oo la kala dooransiiyey labadan ciyaartoy. Aragti ururin ay samaysay warbaahinta TalkSPORT ayaa waxay qaar ka mid ah taageereyaasha Liverpool kusoo bandhigeen in kooxdooda aanu sii wadi karin Mohamed Salah, taas beddelkeedana ay u baahan yihiin weeraryahanka reer Uruguay ee Luis Suarez oo…

Isreeb-reebka Koobka Adduunka, Premier League &

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Chelsea ee N’Golo Kante ayuu dhaawac kasoo gaadhay ciyaartii waddankiisa Faransiisku barbarraha 1-1 ay la galeen Ukraine maalintii Arbacada, waxaanu u duulay magaalada London, si daaweynta uu u baahan yahay ay u siiyaan dhakhaatiirta Chelsea. N’Golo Kante ayaa laga fasaxay xulka qaranka France kaddib dhaawaciisa, waxaana magaalada London uu ku mari doonaa baadhitaano si dhab ah loogu ogaan doono inta uu le’eg yahay dhaawaciisu. War-saxaafadeed uu soo saaray xidhiidhka kubadda cagta…

March’s Premier League player nominees revealed

The Premier League player of the month nominated for March has been revealed, with Tottenham's Harry Kane will battle it out with Ryad Mahrez, Luke Shaw and Jesse Lingard among an eight-player shortlist. Nominees are usually announced early the following month, but when the Premier League breaks for international play until April 3, March elections have come in a little early.Kane earns a spot on the shortlist for a number of impressive performances, but deserved it because of his Crystal Palace master class alone. He…