Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Sida Uu Jesse Lingard Isku Jecleysiiyay Kooxdii

Manchester United ayaa dib u soo ceshaneysa Jesse Lingard xilli ciyaareedkan danbe, waxay xitaa u soo bandhigayaa qandaraas cusub. 28 jirkaan ayaa haatan amaah ku jooga West ham halkaasoo uu ku soo nooleeyay waayihiisa ciyaareed ee Premier League isagoo dhaliyay shan gool islamarkaana sameeyay seddex caawin todoba kulan uu u ciyaaray West Ham. Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa kooxdiisa Man United ka saaray Lingard isagoo aan safanin xitaa hal kulan oo Premier League ama Champions League ah, kaliyana afar jeer ayaa lagu…

Theirry Henry Oo Ka Dhabeeyay Balanqaadkiisii Iyo

Arsenal ayaa taageero u muujisay halyeeygooda Thierry Henry ka dib markii uu maanta ka dhabeeyay go’aankiisii uu ku tirtiray dhamaan akoonadiisii baraha bulshada madaama shirkadaha Facebook iyo Twitter ay wax ka qaban waayeen tacadiyada la isagu geysto barahooda. Xiddigii hore ee Gunners ayaa kansalay maanta dhamaan akoonadiisii Facebook, Twitter iyo Instagram isagoo ku baaqay in wax laga qabto oo lala dagaalamo cunsuriyada iyo handadaada la isagu geysto baraha bulshada. Shirkada Facebook oo sidoo kale iska leh…

The big name players who could move in the summer transfer window in 2021

The upcoming transfer window in 2021 will be particularly strange. Clubs have felt the economic consequences of the pandemic, but at the same time there seem to be more stars on the market than ever before. Stick or twist? Play or play it safe? Here are 25 of the biggest names that can only be on the go in 2021. Messi has found his Midas touch again in 2021 | David Ramos / Getty Images Current club: BarcelonaPotential destinations: Manchester City, PSG Oh yes, we start with the big (little) boy himself. After…

Eden Hazard Waa Xiddiga Ugu Caajiska Badan Ee Igu

Xiddiga Real Madrid Eden Hazard ayaa lagu tilmaamay xiddiga ugu xun tababarka iyo xiddigii ugu caajiska badnaa abid sida uu sheegay John Obi Mikel. Xiddigii hore ee khadka dhexe ee Chelsea ayaa aaminsan in Hazard uu la mid noqon karay Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo balse caajis uu ka reebay xiddigihii la midka ahaa. John Obi Mikel iyo Eden Hazard ayaa muddo shan xilli ciyaareed ah ku soo wada dheelay Chelsea iyagoo isla qaaday koobab badan. Eden Hazard ayaa leh tayada uu ku dhaafi karo daafac kasta laakiin John…

UEFA Oo Shaacisay Tirada Taageerayaasha Loo

UEFA ayaa qorsheyneysa inay taageerayaasha labada kooxood ee isagu soo hara finalka Champions League ee magaalada Istanbul inay soo xaadiraan garoonka bisha May. Inkastoo aan weli si rasmi ah loo shaacinin tirada uu qaadi doono garoonka Ataturk Olympic Stadium finalka 29ka bisha Mat hadana sideeda kooxood ee isagu soo haray wareega 8da ayay UEFA u sheegtay in ugu yaraan 9 kun taageerayaal ah loo ogolaan doono garoonka. Go’aanka ugu danbeeya ee tirada taageerayaasha ee galeysa garoonka iyo dadka ka imaanaya dalalka kale ee…

Marcus Rashford & Bukayo Saka Oo Ugu Danbeyn Laga

Weeraryahanka Manchester United Marcus Rashford iyo xiddiga garabka ka ciyaara ee Arsenal Bukayo Saka ayaa labadaba la xaqiijiyay inay seegaayaan kulamada isreebreebka Koobka Adduunka ee ay England la dheeleyso Albania iyo Poland. Labada ciyaaryahan ayaa seegay kulankii Khamiista ee ay England 5-0 kaga badisay San Marino ee ka dhacay garoonka Wembley. Rashford ayaa qeyb ka ahaa xulka tababare Gareth Southgate inkastoo uu dhaawac ka qabay cagta, waxaana haatan lagu celinayaa Manchester United si baaritaano dheeri ah…

Chelsea Oo Soo Ceshaneysa Lukaku & Man City Oo Ku

Chelsea ayaa ka fiirsan doonta inay u dhaqaaqdo weeraryahankeedii hore Romelu Lukaku oo haatan u dheela kooxda Inter Milan haddii ay ku guuldareystaan saxiixa Erling Haaland xagaagan. (Telegraph) Manchester City ayaa sidoo kale xiiseyneysa Lukaku kaasoo dhaliyay 59 gool 85 kulan uu u saftay kooxda Talyaaniga ee Inter Milan. (Calciomercato) Borussia Dortmund ayaa shaacisay lacagta xagaagan lagu iibsan karo xiddigeeda iyagoo duldhigay lacag gaareysa 154 milyan ginni. (ESPN) Weeraryahanka Senegal Sadio Mane ayaa…

NAXDIN: Xiddig Barcelona Ka Tirsan Oo Ka Seexan

Markale wararka kooxda Barcelona ayaa ah kuwo haysta boggaga ugu sarreeya ee wargeysyada Spain iyadoo laga hadlayo dhaawaca da’yarka kooxdaas ee Ansu Fati haleelay gudaha xilli ciyaareedkan isla markaana ku sababaya wer-wer weyn kooxdiisa iyo xulka qaranka Spain labadaba. Warbixin lagu qoray wargeyska Mundo Deportivo ayaa lagu sheegay in habeen kamid ah toddobaadkii hore uu Fati awood u yeelan waayay inuu ka seexdo dhaawaca jilibka ka haleelay oo barar yeeshay isla markaana uu hurdada ka kiciyay saddexdii habeenimo. 18…

Waa Kan Xiddiga Keenay In Madaxweynaha Real Madrid

Madaxweynaha kooxda Real Madrid ee Florentino Perez ayaa la xusayaa inuu aad ugaga cadhaysan yahay kooxda Manchester United inay ku haysato oo ay kula tartamayso saxeexa daafaca dhexe ee Villarreal iyo xulka Spain ee Pau Torres. Daafaca kooxda Villarreal ayaa ah mid suuqa xagaaga ee sanadkan aad loo doonayo waxaana la filayaa in Ole Gunnar Solskjaer uu ku darsaday liiska xiddigaha bar-tilmaameedka u ah. Man United ayaa xiisaynaysa saxeexa daafac dhexe oo ay doonayaan inay lamaane kala dhigaan kabtankeeda Harry Maguire,…

WARBIXIN: Man United Oo Dejisay Qorshaha Ay Ku

Kooxda Manchester United ayaa la filayaa inay markale aad ugu mashquuli doonto suuqa xagaaga ee sanadkan iyadoo shaaca laga qaaday laba xiddig oo bar-tilmaameed u ah iyo labada xiddig ee ugu macquulsan ee ka tagi kara. Red Devils ayaa loo badinayaa inay xagaaga soo xoojin doonaan safkooda iyaga oo keensanaya laba ciyaaryahan oo ka kala ciyaara daafaca dhexe iyo weerarka dhexe. Labada xiddig ee boosaskaas bar-tilmaameedka ugu ah Red Devils ayaa kala ah Erling Braut Haaland oo Borussia Dortmund ka tirsan iyo Joules…