Maamulka Gobolka Banaadir maka soo baxay mas’uuliyadda
Waddooyinka Magaalada Muqdisho waxa ay intooda badan noqdeen biyo degeen kadib markii ay fadhiisatay biyaha roobka xalay ka da’ay Caasimadda, waxaana maanta…
Waddooyinka Magaalada Muqdisho waxa ay intooda badan noqdeen biyo degeen kadib markii ay fadhiisatay biyaha roobka xalay ka da’ay Caasimadda, waxaana maanta…
Aargada Magaalada Kismaayo Duleedka magaalada Kismaayo waxaa ka socda howlgal laamaha ammaanka maamulkaas ku sheegeen in lagu xoojinayo xasiloonida xarunta KMG ah…
Magaalada Jowhar waxaa ka socda diyaargarowga isdiiwaangelinta musharixiinta ku hamineysa qabashada Guddoomiyaha & labadiisa ku xigeen ee Baarlamaanka DG Hir-Shabeelle, kadib markii…
Xildhibaannada Golaha Shacabka BFS ayaa loo diray Ajendaha kulankooda maanta oo Isniin ah kuna beegan 02/11/2020, waana laba qodob oo aqrin &…
Hogaamiyaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa dhiirageliyay shuruucda ka gudubta Golihiisa Wasiirada, Baarlamaanka uu ansixiyo, kadibna dib loogu soo celiyo…
War kasoo baxay DFS ayaa lagu sheegay in Ciidamada gaarka u tababaran ee DANAB oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobollada Shabeelaha Hoose…
Iska hor imaadkaan ayaa ka dhacay Isgoyska Dabka oo kala qaybiyo Degmooyinka Howlwadaag, Hodan & Waaberi, waxaana la dilay labo ruux oo…
Magaalada Jowhar waxaa maanta lagu dhaariyay Xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee DG Hir-Shabeelle, waxaana goobjoog ka ahaa xubnaha Guddiga soo xulay & mas’uuliyiin…
Baarlamaanka 2 aad ee Dowladda Goboleedka Hirshabeelle. Magaalada Jowhar waxaa maanta lagu dhaariyay xubnaha Baarlamaan-goboleedka 2aad ee DG Hirshabeelle, munaasabadda dhaarinta 90-ka…
Golaha Wakiilada DG Puntland ayaa maanta oo Sabti ah yeeshay fadhigooda 5-aad ee Kalfadhiga 47-aad, waxaana la horgeeyay Qodobka 2-aad Warbixinnada Guddiyada…
Koox burcad ah ayaa toogatay labo muwaadin oo Soomaali ah kana mid ah Ganacsatada Tuulada Cosmos ee Magaalada Johannesburg dalka Koofur Afrika…