Xiddigii Talyaaniga Ee Manuel Locatelli Oo Lagu Kala Adkaaday, Arsenal

Kooxda kubadda cagta Sassuolo ayaa xalay si rasmi ah ugu dhawaaqday in xiddigooda khadka dhexe ee Manuel Locatelli ay toddobaadkan ka geli doonaan wada-hadal ay ku iibinayaan, isla markaana uu ka tegi doono kooxdooda.Locatelli oo ka mid ahaa xiddigihii xulka qaranka Talyaaniga ku hoggaamiyey Koobkii Euro 2020, waxa kooxaha doonaysay ka mid Arsenal oo intii aanu tartankaasiba dhamaanin bilowday hawl-galkiisa.Kubbad-sameeyahan labada gool dhaliyey ayaa go’aansaday in aanu sii joogin Sassuolo, isla markaana uu tago kooxaha…

Daniel Ek Oo Shaaciyey In Rajadiisii Iibsiga Arsenal Soo Noolaatay

Mulkiilaha barnaamijka SPOTIFY ee Daniel Ek ayaa sheegay in ay soo noolaatay rajadiisii ahayd inuu la wareego mulkiyadda Arsenal kaddib markii Stan Kroenke lagu soo oogay dacwado oo maxkamadda lala galay.Daniel Ek oo u dhashay Sweden, waxa bishii May laga diiday dalab £1.8 bilyan oo Gini ah oo uu ku dalbaday in uu ku iibsado Arsenal, waxaanay waqtigaas Koenke iyo qoyskiisu ku adkaysteen in aanay diyaar u ahayn inay iibiyaan, xilli ay taageereyaasha kooxdu ku mudaharaadayeen oo ay dalbanayeen in ay iibiyaan.Ganacsadaha…

Mauritanian Houleye Ba, a dual institute

Houleye Ba finished last in the 100-meter qualifiers at the Tokyo 2021 Olympics on July 30. Mauretanian, a daily teacher, played her second Olympics after those in Rio 2016. A positive experience for the young woman, after all. From our special correspondent in Tokyo,The important thing is to participate. This maxim, which is…

“285 Maalmood Ka Hor Ayaan Bilaabay Safarka, Way Adag Tahay Inaan

Difaaca Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa dib ugu soo laabtay garoomada kaddib 285 maalmood oo uu ku maqnaa dhaawac jilibka kasoo gaabay bishii October ee sannadkii hore, kaas oo uu u jiifay muddo sagaal bilood iyo dheeraad ah.Kulan saaxiibtinimo oo ay Liverpool xalay la ciyaartay kooxda reer Germany ee Hertha Berlin ayay Van Dijk iyo Joe Gomez beddel kusoo galeen, waxaanay labadan ciyaartoy ba u ahayd markii u horreysay ee garoomada lagu arko tan iyo dhaawaca gaadhay horraantii xilli ciyaareedkii hore.Van Dijk ayaa kaddib…

satellite images in support of the study

Amnesty International has conducted new research on violence in the English-speaking west of Cameroon. The English-speaking regions are the scene of a deadly conflict between the Cameroonian army and armed separatists, from the country's English-speaking minority. Satellite images confirm testimonies coming back from the ground of civilian crimes, summary executions and destruction of homes.…

Elisé Ouedraogo was elected President of the Commission

In Burkina Faso, the National Electoral Commission has a new president. It is the magistrate Elisé Ouedraogo who was elected after several hours of negotiations and after the intervention of several political or customary personalities. Despite the candidate's withdrawal from the ordinary chief, it was through a lack of consensus, through an election that two candidates for the post of president of the…

the killing of protected species approved by

In the Democratic Republic of the Congo, an inter-ministerial decree specifically allowing the capture and killing of certain protected species is controversial. The document re-emerged one year after it was signed. This text is also attacked by the National Institute for Conservation of Nature (ICCN), which considers this decree to be a setback for the country. Environmental associations and…

Complaint against a member of the presidential party, Augustin Kabuya,

In the DRC, the organization Dynamique Impunité Zéro (DIZ) is taking legal action against a member of the presidential party, Augustin Kabuya, for calling on the population to revolt. According to this organization, the UDPS Secretary General threatened to distribute weapons to party militants to protect the power of President Felix Tshisekedi. Thanks Tshiunza Ntatamika, coordinator of DIZ, believes that this incitement against civil violence risks setting fire and bloodshed in the country and calls on the judicial system…