Pep Guardiola Oo Shaaciyay Shaqada Uu Qaban Doono Marka Uu 72 Jir

Pep Guardiola ayaa doonaya inuu noqdo tababare xul marka uu gaaro 72 sanno jir, isagoo isku diyaarinaya inuu tababare u noqdo xulka Talyaaniga, wuxuuna durbaba sii shaaciyay shaqsiga uu caawiye ka dhigan doono.Guardiola oo qeyb ka mid ah waayihiisa ciyaareed ku soo qaatay horyaalka Serie A ayaa sheegay inuu ku laaban doono Italy marka uu gaaro 72 sanno jir.Wuxuuna indhaha ku hayaa weeraryahanka halyeeyga Talyaaniga Roberto Baggio inuu markaas ka dhigto caawiye iyagoo u soo wada dheelay kooxda Brescia.Tababaraha Manchester…

Shaxaha Rasmiga ah Ee Real Madrid vs Villarreal, Atletico vs

Horyaalka waddanka Spain ee LaLiga ayaa maanta lagu soo xidhayaa kulamo ay kooxuhu isku xidhan yihiin oo ay midba rajaynayso in midda kale laga badiyo si ay horyaalka ugu guuleysan karaan amaba ay uga badbaadi karaan in ay heerka labaad u dhacaan.Tababare Diego Simeone ayaa shaxdii ugu adkayd kusoo galay garoonka iyadoo haddii ay kooxdiisu badiso ay noqonayso horyaalka xilli ciyaareedkan, ayna ku guuleysanayso koobkeedii ugu horreeyey ee LaLiga ah tan iyo 2014.Yannick Carrasco, Angel Correa iyo Luis Suarez ayaa afka hore ee…

163 People Sick in 43 States From Contact With This, CDC Warns

We've probably all been washing our hands a little extra this past year, but unfortunately not always when it's most necessary. That's according to an advisory this week from the Centers for Disease Control and Protection, who are pointing to one single source as the cause of a massive, nationwide outbreak of Salmonella. This is super important information going into the season of farmers markets and shopping for fresh groceries. If you've been following us, you understand that food poisoning can come from some of the least…

Waa Kuwan Labada Kooxood Ee Kaliya Ee Uu Marcus Rashford Sheegay Inuu

Da’yarka garabka weerar ee kooxda Manchester United ee Marcus Rashford ayaa diiday inuu meesha ka saaro fursada uu mustaqbalka kaga ciyaari karo horyaalada kale ee aan Premier League ka ahayn.Rashford oo tan iyo carruurnimadiisii ahaa taageere Man United ah ayaa sheegay in kooxaha ree Spain ee Real Madrid iyo Barcelona ay yihiin labada kooxood ee uu mustaqbalka uga wareegi karo.Rashford ayaa xilli ciyaareedkan 21 gool kasoo dhaliyay tartamada oo dhan si uu uga caawiyo United inay booska labaad kaga dhammaysato horyaalka…

the prosecutor accuses the Eritrean army of having

Three Ethiopian soldiers convicted of rape and another for killing a civilian and dozens of others accused of similar acts. The Ethiopian prosecutor has published an overview of ongoing investigations into human rights violations in Tigray. The northern province of the country has been ravaged by a war for more than six months and calls from the international community asking Ethiopia to shed light on…

Somalia’s leaders resume talks to break a deadlock for the election

Somalia's leaders resume talks to break a deadlock for the election MOGADISHU, Somalia - The long-awaited pre-election meeting between the federal government of Somalia and the federal member states has officially started in Mogadishu, days after the international community almost broke records with Somalia after Farmajo tried to extend his term. Prime Minister Mohamed Hussein Roble is leading…

MUHIIM: Go’aanka Kama Dambaysta Ah Ee Uu Lionel Messi Ka Gaarey

Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa lagu soo warramayaa inuu go’aan iyo qorshe ka leeyahay mustaqbalka kooxdiisa xilli heshiiska uu hore ugu joogay Camp Nou uu yahay mid dhacaya dhammaadka xilli ciyaareedkan.Messi ayaa ugu dhawaaday badhtamaha 2020 inuu ka tago Barcelona oo ah kooxda uu kusoo qaatay xirfadiisa oo dhan kaddib markii ay kooxdu sanadkii hore ku dhammaysatay koobab la’aan.Leo ayaa warqada codsiga bixitaankiisa miiska u saaray Barcelona balse madaxweynihii wakhtihgaas ee Josep Maria Bartomeu oo ay dad…

“Man City Kumay Guuleysateen Horyaalka Haddii….” – Jurgen Klopp Oo

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa sheegay in kooxda ay horyaalka Premier League ku xifaaltamaan ee Manchester City aysan horyaalka hanateen haddii ay qabto dhaawacyo lamid ah kuwa kooxdiisa dishooday xilli ciyaareedkan.City ayaa ku guuleysatay horyaalka markeedii saddexaad afar sano gudaheed iyadoo ay dhaawacyo badani haleeleen Liverpool isla markaana ay Man United awood u yeelan weyday inay si dhab ah ula tartanto.Liverpool ayaa ahayd kooxda ugu saraysay horyaalka wakhtigii ciida gaalada “Christmas” balse ugu…

The Worst Foods for Your Metabolism

There's no doubt about it: figuring out how to lose belly fat is hard. If you're hitting the gym, eating right, and getting those Zzz's what else could you possibly do to reach those weight-loss goals? One answer: ditch these foods that slow down your metabolism. Metabolism, a naturally-occurring biochemical process whereby your body converts food and drinks into energy, is a key factor when it comes to achieving that number on the scale. The more efficient your body is at burning calories and transforming them into energy,…

Surprising Side Effects of Drinking Protein Shakes, Says Science

Whether you're following a diet or not, you're probably hyperaware of the importance of eating more protein, having heard about the macronutrient's ability to promote weight loss while maintaining muscle mass. Protein satisfies hunger longer than carbs do; it's the key building block of strong muscles, and who doesn't want a leaner body? The makers of protein shakes and powders capitalize on all that to market protein supplements, a product category that shows no signs of softening. Projections suggest the global market for…