Sir Alex Ferguson Oo Sheegay Go’aanka Kaliya Ee Lionel Messi La

Tababaraha halyeeyga ah ee kooxda Manchester United ee Sir Alex Ferguson ayaa sheegay hal qoomamo oo uu wali ka qabo mudadii 27-ka sano ahayd ee uu macalinka kooxdaas usoo ahaa.Barnaamij su’aalo iyo jawaabo ah oo uu ka qaaday xiddigiisii hore ee Gary Neville ayuu ku sheegay Ferguson inuu wali ka qoomamoodo go’aan uu qaatay Final-kii UEFA Champions League ee sanadkii 2011 markaas oo kooxdiisa ay 3-1 uga adkaatay Barcelona.Ferguson ayaa sheegay inuu ka qoomameeyo in Ji Sung Park uu u adeegsan waayay kulankaas inuu si gaar ah u…

The #1 Best Diet to Lower Your Blood Pressure, Says Dietitian

If lowering your blood pressure is at the top of your priority list, health-wise, you're not alone. According to the World Health Organization (WHO), an estimated 1.13 billion people struggle with elevated blood pressure worldwide. The Centers for Disease Control & Prevention reports that nearly half of Americans have hypertension, and only about 1 in 4 have their condition under control. High blood pressure increases your risk for heart disease and stroke—both leading causes of death in the U.S.—but health experts say…

SAADAASHA Sky Sports Ee Maalinta Ugu Dambaysa Premier League & Kooxda

Khabiirka kanaalka Sky Sports ee Jones Knows ayaa dhiibtay saadaashiisa ugu dambaysa ee xilli ciyaareedkan 2020-21 ee horyaalka Premier League xilli uu aragtidiisa ku kala saaray kooxo dhawr ah oo qoorta iskula jira.Saddexda kooxood ee kaalmaha saddexaad iyo afraad ku kala bixi doona ayaa ah Liverpool, Chelsea iyo Leicester City oo la kala ciyaari doona Crystal Palace, Aston Villa iyo Tottenham sida ay u kala horreeyaan.Aan ku bilawnee Jones Knows ayaa wadnaha jaray taageerayaasha Chelsea isaga oo qaba in kooxdoodu ay tahay…

satisfaction with the FCC, the parties’ frustration

In the Democratic Republic of the Congo (DRC), is Kalev Mutondo, former head of the National Intelligence Agency (ANR) accused of arbitrary arrests and detentions, torture and attempted assassinations during Joseph Kabila's presidency? The Kinshasa-Gombe tribunal de grande instance (TGI), which had initiated a trial, finally declared itself incompetent to try Kalev Mutondo, but for the prosecution and…

RASMI: Liiska Xiddigaha Real Madrid Uga Qayb Galaya Kulanka Villarreal

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qayb galaya kulanka ugu dambeeya horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan ee ay caawa soo dhawaynayaan kooxda Villarreal.Real ayaa laba dhibcood ka dambaysa hoggaamiyayaasha Atletico Madrid iyadoo maanta lagu kala calaf-qaadi doono hanashada horyaalka oo sanadkan xiiso gaar ah lahaa.Real ayaa doonaysa inay guul ka gaadho Villarreal isla markaana ku ducaysanaysa inay Atletico ugu yaraan bar-bardhac lasoo gasho Real Valladolid oo ay…

This Popular Dairy Product Is Under Fire for Overstating Its

Most of us don't have a lot of extra time to check every health claim listed on every product label in the grocery store. And even if we did, we probably wouldn't have access to, say, a bioinformatics lab to help us fact-check. In general, all we can do is trust the label and hope no one's lying to us, right? Unfortunately, that's not always the case. Bad news for kefir drinkers—new research suggests that most brands of the drink seriously overstate the beverage's gut health benefits. A study from researchers at the…

CAJIIB: Tababaraha Xiga Ee Barcelona Oo La Qiimeeyay, Lionel Messi Oo

Halyeeyga kooxda Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa ah midka ugu cad cad ee noqon kara tababaraha xiga ee kooxdiisii hore xilli uu cadaadis saaran yahay macalinka haatan ee Ronald Koeman.Koeman ayaa Barcelona lasoo maray xilli ciyaareed adag iyaga oo hadda booska saddexaad kaga dhammaysan kara horyaalka La Liga kana dambayn kara Real Madrid iyo Atletico Madrid.Waxay noqon doontaa markii ugu horreysay ee ay Barcelona booska saddexaad kaga dhammaysato horyaalka La Liga mudo 13 sano ah kaddib taas oo cadaadiska tababaraha…

One Major Effect of Eating Blueberries, New Study Says

There are so many reasons to incorporate blueberries into your diet. Not only are they delicious, but they're also healthy for both your heart and brain health. Now, an increasing body of research is looking at how blueberries may even help manage your blood sugar. After you eat a meal or snack, your digestive system breaks carbohydrates down into sugar (glucose), and a hormone called insulin works to regulate the glucose in your blood. "Insulin allows for glucose to enter into cells where it can be utilized for energy,"…

Wararkii Ugu Dambeeyey Suuqa Iibka Ciyaaryahanadda Ee Maanta Oo Sabti Ah

Suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga ayaa furmi doona horraanta bisha June ee foodda innagu soo hayso, waxaana haddaba lasii helayaa xogta xiddigaha ay kooxaha waaweyn isku dayi doonaan in ay lasoo saxeexdaan.Wargeysyada waaweyn ee Yurub ayaa si joogto ah usoo bandhiga wada-hadallada, qorsheyaasha iyo xanta suuqa, waxaana maanta oo Sabti ah qodobbadii ugu waaweynaa ee ay qoreen ka mid ahaa:Chelsea ayaa diyaar u ah in ay iibiso dersan ka mid ah ciyaartoydeeda oo ay ku jiraan Tammy Abraham oo 23 jir ah iyo goolhayaha reer Spain…

Bruno Fernandes Oo Shaaciyey Magaca Xiddiga Uu Ku Riyoodo In Uu Ka

Xiddiga Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa shaaciyey magaca xiddiga xiddig ay riyo u tahay in uu ka garab ciyaaro, kaas oo ay hore iskaga soo garab dheeleen waqtigii uu joogay Talyaaniga.Fernandes ayaa noqday xiddiga ugu muhimsan Manchester Untied tan iyo intii uu yimid sannadkii 2020, waxaanay si joogto ah iskaga garab ciyaarayeen laacibiinta  Paul Pogba, Scott McTominay ama Fred.Laakiin intan waxa uu jeclaan lahaa in uu heli lahaa oo Old Trafford ay ka wada ciyaari lahaayeen laacib kale oo khadka dhexe ah oo ay hore…