Maxay Tahay Shuruuda La Xidhiidha Lionel Messi Ee Uu Sergio Aguero Ku

Weeraryahanka kooxda Manchester City ee Sergio Aguero ayaa la xusayaa inuusan kooxda Barcelona heshiis u saxeexi doonin ilaa uu ka ogaado inay hubaal tahay in Lionel Messi uu halkaas sii joogayo Aguero ayaa la filayaa inuu xagaagan u dhaqaaqo Barcelona isaga oo horeba heshiiska shaqsiga ah ula meel dhigay isla markaana la sheegayay inuu Isniinta tijaabada caafimaadka u mari doono, kaliya laba maalmood kaddib Final-ka Champions League oo maanta ah. Laakiin xaalada ayaa hadda u muuqata mid aad u adkaatay iyadoo wargeyska…

Premier League clubs chase Roman Ebrima Darboe

Exclusive - A whole host of Premier League clubs have expressed interest in Roma star Ebrima Darboe becoming aware that he may be available this summer.The 19-year-old has had something of a breakthrough campaign this season, making both his Serie A debut and his Europa League debut.Ebrima Darboe may be on his way to the Premier League / Gabriele Maltinti / Getty ImagesAlthough they have recently been promoted to Rome's first team, 90 minutes understands that his performances have been sufficient to attract the interest of a…

One Major Side Effect of Drinking Too Much Alcohol, Says Science

Like all aspects of a balanced diet, we know that over-boozing isn't in our best interest. Alcohol impacts almost every system in our body, hence the hit-by-a-train feeling when we end up drinking too much alcohol at once. First and foremost, alcohol impacts digestion. Alcohol actually delays digestion by slowing stomach emptying. This mechanism has serious downstream consequences when repeated long term. While slower digestion may seem benign on the surface, it is associated with many serious effects like weight gain,…

CAJIIB: “Waxaan Doonayaa Inaan Ku Guursado Laakiin…..” – Wakiilada

Wakiilada tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa sheeko cajiib ah ka sameeyay qaabka ay kooxdaasi ula dhaqmayso  macalinka ay masuulka ka yihiin.Heshiiska Koeman ee Barcelona ayaa ah mid uu hal xilli ciyaareed oo kale ka hadhsan yahay balse kooxda ayaa u muuqata mid aan wali go’aan buuxa ka gaadhin waxa ay ka yeelayso.Dhawaan ayay ahayd markii ay soo baxeen warar sheegaya in Koeman iyo Laporta oo kulmay uu madaxweynuhu u sheegay tababaraha inuu sugo mudo laba toddobaad ah inta uu ka helayo macalin bedel u noqda…

Will Smith only shared his weight loss in the new video post

If you are among the 61% of adults who have experienced unwanted weight changes during pandemic locking, Will Smith did only something that can help motivate you to some self-care. Earlier this month, the film and TV icon - so beloved for his authenticity - released a full-body image after "countless days grazing through the pantry" under lock and key, committing to getting into the best shape of his life. Three weeks later, Smith has dressed down to show us his…

Waa Kuma Xiddiga Kaliya Ee Real Madrid Ka Tirsan Ee Aan Farriin

Khadka dhexe ee kooxda Real Madrid ee Isco ayaa ah ciyaaryahanka kaliya ee go’aansaday inuusan wax farriin ah oo macasalaamayn iyo wanaag u rajayn ah u diro tababarihii hore ee kooxdaas ee Zinadine Zidane.Iyadoo inta badan xiddigaha kooxdu ay ka cabsi qabeen in macalin Zidane go’aan gaadhay oo uu ka tagayo kooxda haddana waxa ay qabeen rajo ah inuu ugu yaraan hal xilli ciyaareed oo kale sii joogayo.Zizou ayaa shaqsi-shaqsi u wacay dhammaan xiddigaha kooxda si uu isagu toos ugu sheego inuu tagayo iyaga oo intooda badani…

DAAWO Oo Ha Qoslin: Tuchel Oo Kaamerad Si Hoose Looga Duubay Isaga Oo

Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa isku dayaya inuu markii saddexaad xilli ciyaareedkan ka adkaado Pep Guardiola kulanka Final-ka Champions League ee caawa dhex maraya Manchester City.Kahor kulanka caawa, Tuchel ayaa aad uga qosliyay xiddigaha iyo jamaahiirta kooxdiisa iyadoo kaamero si lama filaan ah looga duubay xilli uu iska dhigayay Pep Guardiola.Macalinka ree Germany ayaa isku dayi doona inuu caawa koobkiisii ugu horreeyay kula guuleysto Blues iyo waliba koobkiisii ugu horreeyay ee Champions League…

17 most weight loss friendly foods on the planet

There is an unhealthy misconception that you have to starve yourself to lose weight, when in fact the opposite is true. Supplementing with healthy fats, fiber, nutrients, vitamins and minerals can help replenish your body for weight loss, and there are specific foods that can help you do that. Eat this, not that! has compiled a list of some of the most weight loss friendly foods on the planet that can help you achieve your health goals properly. Read on - and to…

The #1 Best Fruit To Eat, According to a Dietitian

If we're being honest, all fruit is great to eat! Not only is fruit delicious, but having a variety of fruits in your diet can also ensure you are getting a variety of nutrients that your body needs. However, if you had to choose the best fruit to eat, it would have to be berries. Here's why a dietitian says you should eat berries regularly, and for even more healthy eating tips, be sure to read up on our list of The 7 Healthiest Foods to Eat Right Now. "When it comes to fruit, berries really top the charts," says Amy…

The #1 Best Protein Shake to Drink, According to a Dietitian

Protein shakes are heaven-sent for the on-the-go crowd who understands the importance of the muscle-building macro. But, understanding why people need to boost their protein intake and actually getting in the right amount of protein are not always one and the same. (Related: This Is Exactly How Much Protein To Eat A Day For Weight Loss.) Yes, cooking up a chicken breast or other piece of meat will give your body muscle-building protein. But in reality, most people don't have the time (or energy) to do that every single day.…