Shaxda Rasmiga Ah Ee Italy vs Turkey Ee Kulanka Furitaanka Euro 2020

Tartanka qaramada  Yurub ee Euro ayaa si rasmi ah u bilaabmaya, waxaana lagu furayaa waddamada Talyaaniga iyo Turkey oo ku wada ciyaaraya garoonka Olimpico ee magaalada Rome.

- Advertisement -

Xulka qaranka Talyaaniga ayaa kusoo galay shaxdii ugu adkayd, iyadoo tababare Roberto Mancini uu hubkiisa culus oo dhan soo qaddimay.

Goolhaye Donnarumma ayaa kusoo bilowday, halka difaaca dhexena ay wada taagan yihiin Bonucci iyo Chiellini oo ay garbaha ka xigaan Florenzi iyo Spinazzola. Khadka dhexe ayay wada taagan yihiin Jorginho, Barella, Locatelli iyo sidoo kale Beradi, halka afrka horena ay kusoo bilowdeen Insigne iyo Immobile.

Turkey ayaa iyana ay ka go’an tahay inay guul ku bilowdaan tartankan, waxaana kusoo wada bilowday laacibiinta ugu waayo aragsan sida Calhanoglu, Yilmaz, Soyuncu iyo Demiral.

ITALY XI: Donnarumma, Florenzi, Bonucci, Chiellini, Spinazzola, Locatelli, Jorginho, Barella, Beradi, Insigne, Immobile

Kaydka: Raspadori, Bastoni, Sirigu, Meret, Di Lorenzo, Belotti, Pessina, Emerson Palmieri, Chiesa, Acerbi, Cristante, Bernardeschi

TURKEY XI: Cakir, Celik, Demiral, Soyuncu, Tufan, Yokuslu, Meras, Yazici, Calhanoglu, Yilmaz, Karaman

Kaydka: Gunok, Under, Tokoz, Bayindir, Antalyali, Kabak, Unal, Kokcu, Kahveci, Ayhan, Muldur, Dervisoglu

banner

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More