the controversy over the nationality of Moïse Katumbi

In the Democratic Republic of Congo, the question of nationality to be president arose again two and a half years from the end of Felix Tshisekedi's term. Noël Tshiani made a bill according to which "can only be a candidate for the President of the Republic who is born of a Congolese father and mother". A topic of particular concern for Moïse Katumbi's camp, whose nationality has already been the…

DAAWO: Bruno Fernandes Oo Isagoo Qiiraysan Canaanaya Garsooraha

Kaamirooyinka garoonka Polsat Plus Arena Gdansk ee ay ka dhacday ciyaartii finalka Europa League ayaa qabtay Bruno Fernandes oo canaananaya garsooraha waqtigii nasashada, isagoo ku eedeeyey in uu waqti badan ku luminayo go’aamo ay tahay in uu si fudud u qaato.United ayaa saddex daqiiqadood sugaysay VAR, sidoo kalena Juan Foyth ayaa waqtiga luminayay, isagoo dhaawac madaxa ka qaba oo istuurayay.Fred oo beddel kusoo galay ayaa la maqlayay isagoo ciyaartoyda kooxda ku eedaynaya inay ogolaadeen in Gerard Moreno uu gool jilicsan…

Shaxda Rasmiga Ah Man City vs Chelsea – Yaa Kusoo Bilowday Yaase

Manchester City iyo Chelsea ayay ciyaartoydoodu ku sugan yihiin garoonka Do Dragao ee magaalada Porto, halkaas oo ay ka dhacayso ciyaarta finalka Champions League ee ay labadan kooxood iskugu soo hadheen.City ayaa markii ugu horreysay timid finalka, waxaanay rajaynaysaa in ay rumayso riyadeeda ah in markeedii ugu horreysay ay qaaddo koobkan, kuna darsato labadii koob ee hore ee ay xilli ciyaareedkan kusoo guuleysatay ee Premier League iyo Carabao Cup.Chelsea oo sannadkii 2012 koobkan ku guuleysatay ayaa iyaduna markeedii…

Isbeddelka Ku Dhacay Liiska Mushaharooyinka Ciyaaryahanadda Real Madrid

David Alaba ayaa noqday ciyaartoyga saddexaad ee ugu mushaharka badan Real Madrid, kaddib markii uu shalay qalinka ku duugay heshiis si bilaash ah uu kooxdaas ugu soo biirayo.Alaba ayaa waxa kaliya oo ka mushahar badan Gareth Bale oo inkasta oo uu amaah ku maqan yahay haddana £600,000 Gini toddobaadkii ka xoogsada Real Madrid iyo Eden Hazard oo usbuucii qaata £416,000 Gini, halka David Alaba uu isaguna qaadan doono £412,000 Gini.Difaacan reer Austria ayaa waxa uu £100,000 Gini ka mushahar badnaanayaa kabtanka kooxda ee…

A Shocking 50% of Americans Still Don’t Wash Their Hands Before

Hand-washing, hand-washing, hand-washing: It's one of the most powerful ways you've heard health experts say we can avoid the spread of germs and infections, like COVID-19. And with summer—the season with the highest food poisoning rates—upon us, good hand hygiene is critical. However, a water purifying brand recently conducted a survey of consumers across the country to find some pretty unappetizing trends in our most recent hand-washing habits. Keep reading to learn what the Puronics survey uncovered about America's spotty…

LIX Xiddig Oo Liverpool Heshiisyo Cusub U Saxeexaya Kaddib Markii Uu

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa bilowday qorshe kale oo ay kooxdeeda dib ugu dhisayso maalin kaddib markii ay gacanta ku dhigtay difaaca 22 jirka ah ee Ibrahima Konate oo ay kala soo wareegtay kooxda reer Germany ee RB Leipzig.Reds oo xilli ciyaareed dhibaato badan soo martay, difaacanna kari weyday horyaalkii ay sannadkii hore ku guuleysatay kaddib dhaawacyo tiro badan oo wiiqay awooddooda, waxa ay hadda isku diyaarinayaan sidii ay xilli ciyaareedka soo socda u noqon lahaayeen koox dib usoo ceshan karta horyaalka ay Man…

Shan Arrimood Oo Man City Ay Ku Garaaci Karto Chelsea Finalka

Manchester City ayaa tallaabooyin u jirta in ay ku guuleysato koobkeedii ugu horreeyey ee Champions League ah, kaas oo ay ku qoran doonaan buugtooda taariikhda haddii ay ka adkaadaan Chelsea. Citizens ayaa xilli ciyaareedkan kusoo guuleysatay labada koob ee Premier League iyo Carabao cup, waxaana Champions League oo ay ku daraan ay u noqon doontaa guusheedii ugu weynayd abid.City ayaa muujinaysay awood ay ugu guuleysan karto koobkan, sababtoo ah marna lagama soo badinin dhamaan kulamadeedii tartanka Champions League ee xilli…

Things to know about AS Roma midfielder Ebrima Darboe

Although it has largely been a season to forget for AS Roma, after failing to qualify for the Champions League again, supporters have been able to take a giant bit of consolation from this scrap heap in one year. That joy has arrived in the form of 19-year-old midfielder Ebrima Darboe, who was promoted from Primavera to become a regular starter during the last weeks of the 2020/21 campaign. A night that Ebrima Darboe will never forget! ??? #ASRoma #UEL pic.twitter.com/gUMan03y7H- AS Roma English (@ASRomaEN) 7 May…

Ethiopian troops are coaching for civilian safety in Somalia

MOGADISHU, Somalia - Ethiopia's National Defense Forces serving in the Missionary Forces of the African Union in Somalia has been trained in civil protection, in which aims to reduce the number of accidents during operations. More often than not, there are massive civilian complaints when AMISOM troops carry out operations in Somalia, which often results in serious civilian casualties. AMISOM has rarely acknowledged such cases before. But on Friday, ENDF troops conducted training on respect for human rights, which is…