Hargeysa (Axadle) – Ciidamada Booliska Gobaladda Waqooyi ayaa shaaciyey in konton dhalinyaro ah la soo xiray kadib markii ay ku labisteen, islamarkaaan ay muqaalo iyo sawiro ku soo galeen calanka Soomaaliya, ayaga oo xusayay 26-ka June.
Qoraal kasoo baxay Taliska Booliska Gobaladda Waqooyi ayaa waxaa lagu sheegay in dhalinyaradaas la horgeyn doono maxkamada iyo xeer ilaalinta, si loo marsiiyo ciqaabta ficilada ay ku kaceen.
Booliska ayaa sidoo…