Xog: Rooble oo diiday qorshihii Axmed Madoobe iyo Guudlaawe …

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaraaha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shirka maanta Muqdisho ka furmay ku diiday isku day ay Axmed Madoobe iyo Cali Guudlaawe ku doonayeen in wax looga beddelo qodob ka mid ah heshiiska doorashada oo la xiriira deegaan doorashada. Labadan madaxweyne goboleeda ayaa doonayey in wax looga beddelo deegaan doorashooyinka lagu heshiiyey in doorashada ay ka dhacdo, oo ah laba magaalo halkii maamul goboleedba, iyo…

Al-Shabaab oo dilay 16-qof, kadib markii 21-nin ay ka toogat…

Muqdisho (Axadle) – Saacadihii lasoo dhaafay kooxda Al-Shabaab ayaa deegaano ka kala tirsan gobollada Shabeellada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Bay waxay ku toogteen ugu yaraan 16-qof oo ay ku eedeeyeen in dhamaantood ay sirdoon u aheeyeen Dowladda Soomaaliya Mareykanka iyo AMISOM. Degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, degmada Saakow ee gobolka Shabeellada Hoose iyo deegaanka Buula-Fulaay oo ka tirsan gobolka Bay ayaa lagu kala dilay dadkaas. 10 ka…

DEG DEG: Maamulkii Abiy oo ka cararay Caasimadda Tigray

Mekele (Axadle) – Dowlada ku-meel gaarka aheyd ee uu Abiy Ahmed ka dhisay gobolka Tigray ayaa isaga carartay magaalada axadle ah ee Mekele, kadib markii ciidamada mucaaradka ay kusoo dhowaadeen, sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan. Arrintan ayaa ka dhigan isbeddel weyn oo ku yimid dagaalka sideedda bilood ka socda gobolkaas, iyo guul-darro siyaasadeed oo soo wajahday Abiy Ahmed. “Qof kasta waa uu cararay. Kii ugu dambeeyey galabta ayuu ka baxay. Gobolka ma lahan wax dowlad ah iminka,” waxaa sidaas yiri sarkaal ka…

Xukuumadda oo ka warbixisay shirkii maanta, sheegtay …

Muqdisho (Axadle) – Afhayeenka Xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Ibraahim Macalimu ayaa goordhoweyd ka warbixiyey shirkii maanta Caasimadda Muqdisho uga furmay Golaha Wada-tashiga Qaran iyo qoddobadii looga hadlay. Afhayeenka ayaa ugu horeyntii sheegay in shirka maalintiisi koowaad ay soo gaba-gabowday, kaasi oo looga hadlay waxyaabihii qabsoomay mudadii bisha aheyd ee hanaanka doorashada iyo heshiiskii 27-kii May. Shirka maanta oo uu shir-guddoominayay ra’iisal wasaaraha xil-gaarsiinta ayaa sidoo kale waxaa looga…

DF oo shaacisay liiska Jaamacadaha dalka ee ay aqoonsan taha…

Muqdisho (Axadle) – Guddiga Qaranka ee Tacliinta sare ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta ee Soomaaliya ayaa maanta markale soo saaray liis cusub oo ay ku shaacineyso 63 jaamacadood oo ay aqoonsatay wasaaraddu. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in jaamacadahaas oo kamid ah kuwa dalka ka jira ay kasoo gudbeen qiimeeyntii uu guddiga ku sameeyey jaamacadaha dalka ee ka diiwaan-gashnaa Wasaarada Waxbarshada Hidaha iyo…

Daawo: Xasan Sheekh oo booqday dhaawacyada weerarkii WISIL, …

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Wisil ee gobolla Mudug, kuwaasi oo lagu dabiibayo isbitaalka Digfeer ee Caasimadda Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa warbixin ka dhageystay dhaqaatiirta gacanta ku haya dhaawacyada iyo maamulka isbitaalka, isagoona ku bogaadiyey sida ay ula tacaalayaan dhaawacyada. Madaxweynihii hore…

Mareykanka oo fuliyey weerar dhimasho leh oo sare u qaaday x…

Baghdad (Axadle) – Duqeymo Mareykanka ay fuliyeen oo ka dhan ah maleeshiyo ay Iran taageerto oo ku sugan xuduudda Iraq iyo Syria ayaa lagu dilay ugu yaraan toddoba dagaal-yahan, saacadihii hore ee Isniintii. Weerarkan ayaa dhaliyey baaqyo deg deg ah oo ku saabsan in laga aarguto, wuxuuna sare u qaaday cabsida laga qaabo inay kasii darto xiisadda Washington iyo Tehran. Duqeyntan oo ah tii labaad ee nooceeda ah ee lala beegsado bartilmaameedyo ay…

QM oo warbixin kasoo saartay dagaalkii Wisil – Caasimada Onl…

Muqdisho (Axadle) –  Xafiiska Qaramada Midoobay arrimaha bani’ aadanimada ee OCHA ayaa warbixin kooban ka soo saaray dagaalkii cuslaa ee saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid ah deegaanka Wisil ee koonfurta gobolka Mudug. Warbixinta hay’adda OCHA ayaa waxaa lagu sheegay in dagaalkaasi oo khasaare kala geystay ay ku barakaaceen kumanaan ruux oo shacab ah. OCHA ayaa shaacisay…

Shirka wada-tashiga qaran oo ka furmay Muqdisho + Sawirro – …

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho ee Axadle Soomaaliya waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shirka golaha wada-tashiga qaranka, kaas oo looga hadlayo dardar-gelinta arrimaha doorashooyinka dalka ee dhacaya sanadkan aynu ku jirno ee 2021-la. Shirka oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa guddoominaya ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxaana ka qeyb-galaya hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada dalka iyo sidoo kale guddoomiyaha…

Galmudug oo ciidamo fara badan u dirtay deegaanka Wisil – Ca…

Dhuusamareeb (Axadle) – Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayo deegaanka Wisil oo ay shalay ku dagaalameen ciidamada huwanta iyo dagaalyahanada Al-Shabaab oo weeraray halkaasi. Dadka deegaanka ayaa weli cabsi ka muujinayo in markale dagaal uu ka dhaco halkaasi, maadama ay ka socdaan dhaq-dhaqaaqyo milatari oo iska soo horjeedo. Galmudug ayaa sidoo kale ciidamo dheeraad ah u dirtay Wisil, si ay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More