Leicester City Oo Guul-darro Xanuun Badan Loo Xambaariyey,
Kooxda kubadda cagta West Ham ayaa soo afjartay guulihii xidhiidhka ahaa ee Leicester City iyo damaashaadkii ay ku jirtay, waxaanay ku garaacday…
Kooxda kubadda cagta West Ham ayaa soo afjartay guulihii xidhiidhka ahaa ee Leicester City iyo damaashaadkii ay ku jirtay, waxaanay ku garaacday…
Manchester United ayaa waji gabax kale oo suuqa iibka ciyaartoyda ahi soo gaadhay, waxaana usoo noqotay jawaabta dalab ay ka gudbiyeen laacib…
Kabtanka Barcelona ee Lionel Messi iyo laacibka reer Portugal ee ay sida weyn u xafiiltamaan ee Cristiano Ronaldo ayaa hoggaaminaya liiska 100ka…
Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa sharraxay isbeddelka ku dhacay laacibka kooxdiisa khadka dhexe uga ciyaara ee Philippe Coutinho oo qaab ciyaareed…
Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu. Idilkiinba salaan dhamaan akhristayaasha sharaftalahow kuna soo dhawaada barnaamijkeenii sida maalin laha ahaa aanu idiinku soo gudbin jirnay…
Manchester United ayaa heshiis laba sannadood ah la gaadhay weeraryahanka reer Uruguay ee Edinson Cavani oo si bilaash ah ay kula soo…
Liverpool oo laba ciyaartoy oo muhiim ah uu kaga dhacay xanuunka halista ah ee Korona Fayras ayaa waxay u tegaysaa Aston Villa…
Arsenal ayaa u dagaallami doonta inay jidka guusha kusoo laabato kaddib markii ay Liverpool toddobaadkii hore kaga adkaatay kulan ay jilbaha isku…
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa amaah ku dirtay laacibkeeda khadka dhexe ee Tiermoue Bakayoko sannadkii saddexaad oo xidhiidh ah, kaddib markii uu…
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa ka jawaabtay dalab kasoo gaadhay Bayern Munich oo ka doonaysay laacibka garabka weerarka ee Callum Hudson-Odoi. Bayern…
Marcelo Bielsa iyo Pep Guardiola ayaa markii ugu horreysay iskaga hor yimid horyaalka Premier League iyadoo labadooduba ahaayeen ardaydii uu soo tababobaray…