Shirka Golaha Ammaanka: 20 Fiiso, Qorshaha Xasan Sheekh ee Cirro iyo Talo Waqooyi Bari
Qaybinta 20 fiiso oo Mareykanku bixiyey si xubno Soomaali ah uga qaybgalaan shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee Sebteembar 2026 ayaa dhalisay su’aalo cusub oo ku saabsan matalaadda siyaasadeed. Sida xogtu…