Xog: Dood weli ka taagan amniga shirka berri iyo wararkii ugu dambeeyey
Muqdisho (Axadle) – Waxaa weli ay dood ka taagan tahay qaabka loo sugayo amniga shirka berri ka dhacaya teendhada Afisyoone, ee u…
Muqdisho (Axadle) – Waxaa weli ay dood ka taagan tahay qaabka loo sugayo amniga shirka berri ka dhacaya teendhada Afisyoone, ee u…
Magaalada Muqdisho waxaa ka furmi doona shir u dhexeeya dowladda federaalka ee waqtigeedu sii idlaaday iyo dowlad goboleedyada maalinta Sabtida ah ee…
Muqdisho (Axadle) – Puntland ayaa soo dhoweysay shirka la filayo inuu Sabtida ka dhaco Afisyoone ee ay soo qaban qaabisay beesha caalamka,…
Khamiis, April, 01, 2021 (AXADLE) – Masuuliyiin katirsan Puntland ayaa ku eedeeyay dowladda federalka in ay hor istaagtay in diyaarad siday maalgashadayaal…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland, Saciid C / laahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta siyaabo kala duwan ula kulmay safiirka…
Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xilka sii-haya ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa daqiiqaddii ugu dambeysay ka baxay ballan uu ka qaaday…
Garoowe (Axadle) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa digniin adag u dirtay shaqaalaha Qaramada Midoobay ee ku sugan deegaanadeeda, kuwaasi oo qaarkood ay diideen…
Puntland iyo Jubaland ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo ay ku eedeynayaan hogaamiyayaasha dowladda federaalka “Way qalloocan yihiin” Wadahadallo ayaa lafilayey…
Muqdisho (Axadle) – Ku dhawaad mudo bil ah waxaa magaalada Muqdisho ku wada sugan dhammaan madaxda Soomaalida, waxayna isku fahmi la’yihiin hanaanka…
Gaalkacyo (Axadle) – Saraakiil ka tirsan ciidanka gaarka ah ee Milateriga Soomaaliya ee Gorgor ayaa Axadle u sheegay in maalmaha soo socdo…
Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa goordhoweyd soo saaray war-saxaafadeed xasaasi ah oo ay uga hadlayaan xaalada dalka iyo kulamadii u…