Ciidamada Xoogga & Al-Shabaab oo ku dagaalamay Gobolka
Militariga Soomaaliya & Al-Shabaab ayaa xalay dagaal dhowr tuullo ka dhacay ku dhexmaray deegaanno hoostaga Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe sida…
Militariga Soomaaliya & Al-Shabaab ayaa xalay dagaal dhowr tuullo ka dhacay ku dhexmaray deegaanno hoostaga Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe sida…
Duleedka Magaalada Baladweyne waxaa lagu weeraray Ciidamo u heysto Abuukar Xaaji Warsame oo ku magac dheer Xuud oo todobaadkii lasoo dhaafay labo…
Hogaamiye kuxigeenka maamulka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa kulamo kala duwan ka wada Magaalada Beledweyne, kuwaas oo looga hadlayo sidii Hogaamiyaha…
Madaxweynihii hore ee Koofurgalbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka mid ah musharixiinta shirku uga socdo magaaladda Muqdisho . Madaxweynihii hore…
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Captain Sadiiq Adan Cali Doodishe. Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay in Al-Shabaab xalay fiidkii…
Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee harunta gobolka Hiraan ayaa sheegaya in safar uu maanta ku tagi lahaa madaweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe…
Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maalintii 2aad ka socda shirka Wadatashiga ee Midowga Musharaxiinta Hogaamiyaha Soomaaliya, iyadoo shirka uu weli yahay…
Raysul Wasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxaxmed Guulleed Khadar ayaa khudbad uu ka dhax jeediyay…
Ciidamada ammaanka Magaalada Baladweyne ayaa howlgal ay kusoo qabteen dad u badan dhalinyaro ka sameeyay Xaafadda Buunda weyn oo lagu dilay Guddoomiye…
War kasoo baxay ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa lagu faah-faahiyay howlgal dhacay marar kala duwan oo lagu qabtay xubno katirsan oo…
MOGADISHU, Somalia – In a transfer geared toward serving to younger folks in Beletweyne develop wholesome habits by taking part in sports…