Arsenal Oo Qiratay In Ay Ku Fashilantay Laba Ciyaartoy Oo
Kooxda kubadda cagta Arsenal ma rajaynayso in maanta oo uu xidhmayo suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagani ay samayso saxeexyo cusub, waxaanay si cad faraha uga qaadday labadii xiddig ay ee ay ku raad joogtayy ee Houssem Aouar iyo Thomas Partey.Mikel Arteta ayaa hore uga hadlay damaciisa inuu xoojiyo kooxdiisa inta aanu xidhmin suuqu, laakiin waxay u muuqataa in Gunners uu waqtigu ku yaraaday oo aanay heli karayn laacibiintii ay doonaysay.Tababaraha reer Spain oo la hadlayay warbaahinta Sky Sports ayaa qirtay inay gabaabsi…