Suuqa Iibka Ciyaartoyda Oo Maanta Xidhmaya, Kooxaha Ugu
Suuqa iibka ciyaartoyda ayaa xidhmi doona saqda dhexe ee caawa, waxaanay naadiyada waaweyn ee weli hungurigu kaga sii jiro inay laacibiin cusub lasoo saxeexdaan ay ka faa’iidaysan karaan saacadaha kooban ee u hadhsan.Manchester United ayaa ah kooxda ugu weyn ee laga hadal hayo suuqa iibka ciyaartoyda ee isha gaarka ah lagu haynayo saacadaha kooban ee ka hadhsan, maadaama ay wali ku raad-joogaan laacibiintii ay doonayeen oo kaliya Donny van de Beek ay kusoo guuleysteen inay lasoo saxeexdaan.Red Devils ayaa la filayaa in…