Chelsea, Man United Mise Real Madrid? Kooxda Uu Erling
Da’yarka weerarka dhexe ee kooxda Borussia Dortmund ee Erling Braut Haaland ayaa la sheegayaa inuu gaadhay go’aanka kooxda uu doonayo inuu mustaqbalka dhaw ka ciyaaro haddiiba uu ka dhaqaajinayo Dortmund.Saddexleyda kooxaha ah ee kala ah Manchester United iyo Chelsea oo Premier League ah iyo kooxda difaacanaysa horyaalka La Liga ee Real Madrid ayaa dhammaantood xiiso u muujinaysa inay gacanta ku dhigaan.Erling oo kusoo hana-qaaday Dortmund tan iyo markii uu kusoo biiray bishii January ayay warar cusubi xusayaa in kooxda uu…