Xiddig Man United Ah Oo Isagoo Murugeysan Sawir Laga Qaaday
Aaron Wan-Bissaka ayaa isku maadeystay ka dib markii Man United ay 5-0 ku xasuuqday kooxda RB Leipzig kulankii Champions League.Daafaca midig ee Ingariiska ah ayaa ciyaaray 81 daqiiqo kulankii xlaay ka hor inta uusan bedelin Axel Tuanzebe.Sawirkii ay ciyaartoyda Man United iska qaadeen ka hor ciyaartii Old Trafford ayaa intooda badan waxaa ka muuqday jawi farxadeed.Laakiin inkastoo Fred oo dhinac joogay uu dhoolacadeynayay, Wan-Bissaka wuxuu u muuqday mid murugeysan.22 jirkaan ayaana ciyaarta ka dib is ogaaday in sawirkii uu…