Wada-shaqeynta Xeer-illaalinta & Maxkamadaha oo gaartay meel
Saalax Cali Maxamuud oo ah garsoore katirsan Maxakamadda gobolka Banaadir ayaa 20-October-2020 waxa uu soosaaray xaashida summaddeedu tahay M.G.B. DDL/242/2020, Garsoore Saalax waxa uu Warqaddaas u diray Drs Safiya Maxamed Maxamuud oo ah dacwad-ooge & kuxigeenka xeer illaaliyaha guud ee Qaranka, ujeeddada warqadda garsooruhu waxa ay ahayd xukunka ganaax lacageed oo Maxkamaddu ku ridday kuxigeenka xeer illaaliyaha guud dacwad-ooge Safiya Maxamed Maxamuud oo sida uu Xaashida…