Wasiirka arimaha dibada Baxreyn oo lagu soo dhaweeyay
Wefdi ka socda dowladda Baxreyn oo uu hoggaaminayo wasiirkeeda arrimaha dibedda ayaa ka degay Tel Aviv booqashadoodii ugu horreysay ee rasmi ah oo ay ku tagto boqortooyada Khaliijka, taasoo caadi ka dhigtay xiriirka ay la leedahay Israel bishii Sebtember.
Abdullatif Al Zayani waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee Tel Aviv Ben Benion Airport dhigiisa Israel Gabi Ashkenazi, waxaa si toos ah u tabiyay telefishanka Israel Arbacadii.
Booqashada ayaa timid iyadoo labada dal…