Barcelona Oo Ku Dhawaaqday Liiska Xiddigaha Kooxdeeda Ee
Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa xushay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qayb qaadanaya kulanka ay booqanayaan dhigooda Alaves ee ka tirsan horyaalka La Liga.Kulankan ayaa noqon doona mid ay Barca doonayso inay saddexda dhibcood hesho si ay ugaga soo kabato guuldarradii kulankii El-Clasico ee ugu dambeeyay ee ay horyaalka ka ciyaartay kasoo gaadhay Real Madrid oo ay xifaaltamaan.Xulashada tababare Koeman ayuu markan ka maqan yahay da’yarka khadka dhexe ee Riqui Puig, macalinka ree Netherlands ayaa sheegay inuu…