Hogaamiye Farmaajo oo ka hadlay Dhul-gariirka ku dhuftay
Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter waxa uu uga hadlay dhul-gariirka ku dhuftay dalka Turkiga oo sababay dhimasho, dhaawac & Burburka dhismo hoy u ahaa dad badan.
Waxa uu ku baaqay in la gacansiiyo Shacabka & Dowladda Turkiga oo wajahaya xaalad adag oo ka dhalatay Dhul gariirka ku dhuftay Izmir, waxaana uu shaaciyay in shacabka & Dowladba ay dhibka la qaybsanayaan.
Hogaamiyaha Soomaaliya ayaa u rajeeyay Dowladda Turkiga ku guuleysiga dadaalka lagu…