Man City Oo Jawaabtay Kulul Ka Bixisay Weerarkii Qaawanaa Ee
Manchester City ayaa dib isaga weerartay FC Porto islamarkaana ku hanjabtay inay cabasho rasmi ah u gudbin doonto UEFA ka dib markii ay kooxda reer Portugal weerar qaawan ku qaaday xiddigaha Man City markii ay soo dhamaatay ciyaartii Champions League ee xalay.FC Porto ayaa warbixin ay maanta soo saartay oo lagu daabacay wargeyska Portugal ee A Bola waxaa lagu weeraray ciyaartoyda Man City ee Fernandinho iyo Bernando Silva halka sidoo kale lagu wareerary Man City koox ahaan iyo tababare Pep Guardiola.Porto ayaa ku tilmaamtay…