Saadaasha Sky Sports ee kulamada Sabtida ee Premier League
Sky Sports ayaa saadaalisay kulamada Premier League ee sabtida iyo axada iyadoo ay sabtida isku dhici doonaan kooxaha Arsenal iyo ChelseaInkastoo Arsenal aysan wax guul ah gaarin toddobadii kulan ee ugu dambeysay, haddana Sky Sports ayaa saadaalisay in Gunners ay 1-0 ku garaaci doonto kooxda ay xafiiltamaan ee Chelsea garoonka Emirates.Maalinta Feerka ee Sabtida ayaa sidoo kale la arki doonaa Leicester City oo wajaheysa Manchester United, iyadoo Sky Sports uu saadaaliyay inay 1-0 ku badin doonaan Red Devils.Man City ayaa soo…